Browsing: Somali
Alshabaab ayaa lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2020 Koonfurta Soomaaliya ka fulisay 384 weerar oo ay ku jiraan 103…
Ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Nin gacan-ku-dhiigle ahaa oo Muqdisho ku laayey dad shacab…
Magaalada Dhuusamareeb ayaa u diyaar garoobeysa wejiga labaad ee shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo maanta…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Magaalada Garowe kula kulmay wasiirka Gaadiiska iyo Duulista ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed…
Qaar ka mida Duubabka, siyaasiyiinta, culimada iyo Waxgaradka Beesha Mudullood ayaa heshiis ka gaaray shirweynaha Beesha oo dhowr jeer baaqday…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug gaaray ciidamada ilaalada Madaxweynaha iyo howlwadeeno ka tirsan xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya.
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degaanka Xeraalka ee…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan…
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa War kasoo saartay bixinta Shahaadada safarka ee baarista cudurka COVID-19, taasoo loogu talogalay dadka…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi, kana mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn u taageersan madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa raadinaya gabar yar oo la sheegay in la tuhusan yahay in laga afduubtay magaalada Muqdisho.…
Olole weyn oo burcadnimo dhinaca Internet-ka ayaa xalay saameyn weyn ku yeeshay baraha ay Twitterka ku leeyihiin mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim ay maanta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isagoo ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb.
Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa xalay kulan gaara la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasam Sheekh iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamadda Qalabka sidda ayaa maanta la soo taagay Dhamme Cabdi Jaamac oo ku eedaysan dilka wiil…
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ku socota dadka dacaayadaha ka fidiya Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020 oo bilaaban…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Mursal Maxamed Sheekh ayaa si kulul u weerarray guddoomiye ku xigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad oo tegay magaalada…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si kulul uga hor yimid Go’aankii kasoo baxay shirkii Maamul…
