Browsing: Somali
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa gaaray magaalada Garowe, isagoo ka dhoofay magaalada Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war-saxaafadeedkii labaad ee ku saabsan shir madaxeedkii 36-aad IGAD oo madaxweyne Farmaajo uga qeyb galay Khadka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in madaxweynayaasha maamul Goboleeyada ee ku sugnaa halkaasi ay saaka…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta mar kale dib u bilaabaya inuu ka doodo arrimaha Doorashada, kadib muddo arrintaasi hakad la geliyey.
Maxkamadda Ciidamaa Qalabka sida ayaa maanta xukun Xabsi daa’in ah ku riday Saciid Biriq Maxamuud oo aha is-miidaamiye ka tirsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka 36-aad ee Urur Goboleedka IGAD oo lag qabta Khadka…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo si weyn loogu…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garowe, isagoo ka tegay magaalada Dhuusamareeb oo uu uga…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali…
Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey in la iibiyo xaruntooda magaalada Garowe oo Guddoonka Golahaasi uu sheegay inaan lagu shaqeyn karin…
Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda loo heystay tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shaaciyey in madaxda dowladda Federaalka ay aqbaleen ka qeybgalka wejiga labaad ee shirka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu danbeyn aqbalay inuu tago shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad, kadib wadahadallo dhex maray Ra’iisal…
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socotay qabanqaabada Aaska Qaran ee Ra’iisal wasaarihii hore Marxuum Xasan Abshir Faarax ayaa Guddiga Dowladda…
Golaha Dasuuriga ah ee u badan Milateriga kana taliya dalka Sudan isbedel ku sameeyay sharciyo u yaallay dalkaas muddo dheer…
Qarax is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadaya Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedka…
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Kolonyo uu la…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Trebuunka, degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
