Browsing: Somali
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa War-Saxaafadeed kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada…
Ciidamo iyo dadweyne ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guuleystay dadaal ay u galeend daminta Dab xoog leh oo ka…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mar kale maalinta Berri ah qaadeysa dacwad Xeer ilaalinta dowladda kusoo oogtay Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee…
Waxaa dib u dhac ku yimid Shirweynihii Beesha Mudullood ee mudadda dheer qabanbqaabadiisu socotay, kaasoo lagu waday inuu maanta ka…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay wejiga koowaad ee shirkii madaxda Maamul Goboleeyada. Shirkan ayaa waxaa…
War-murtiyeed laga soo saaray wejigii koowaad ee Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu shegeay in…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirar uga socdaan magaalada Muqdisho, iyagoo go’aan ka gaaraya inay ka qeyb galaan Shirka madaxda…
Sida aan ka dhaxalnay tan iyo burburkii Dowladii Soomaaliya ee 1991, waxaa dowlad kasta oo la sameeyaba hareerayn jiray khilaafaad…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga oo muddooyinkii danbe uu ku xanuunsanayey, sida…
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa qirtay in Askari ka tirsan Ciidamada Asluubta oo ilaalo u ahaa…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ee shirku uga socda caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulamo saacado qaatay oo gaara yeeshay xalay,…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey in la xiray nin dabley ah oo toogasho ku dilay howlwadeen ka…
Xisbiga Cadaallada iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray…
Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ee shirka uga furmay maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa isku waafaqsan labad qodob oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ilaalo u ah Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay qof shacab…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad goor dhoweyd ka jeediyey shirka madaxa Maamul Goboleedyada ee iminka ka furmay magaalada…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug uga qayb galay furitaanka shirka wadatashiga Dowlad Goboleedyada…
Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay ka qeyb galayaan shanta madaxweyne ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo xlay iyo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo, dhinaceeda Waqooyi ee ay maamusho Puntland.…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaaciay in Berri oo ku beegan Axad oo taariikhdu tahay, July 12, 2020, dib…
