Browsing: Somali
Waxaa caawa qarax laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo faafhaahin ka soo baxeyso qaraxaasi, halka uu ka dhacay iyo saameynta uu…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay magacyada labo Nin oo looga qabtay inay ka dambeeyeen dilkii heesaagii caanka ahaa ee Oromada Haacaaalu…
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo a baxay Muqdisho, kuna sii jeeday…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul Goboleedyada.
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee furitaanka shirka madaxda maamul Goboleedyada dalka, iyadoo…
Hoggaamiyaha Xisbiya Wadajir ee mucaaradka C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay Warkii kasoo yeeray Madaxtooyada Soomaaliya ee ay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhcday Gobolka Sh/Dhexe.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war degdega oo uu soo aaray kusoo dhoweeyay baaqii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay mowqifkiisa Doorashada dalka, isagoo caddeeyay inuu diidan yahay muddo…
Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam ayaalagu so dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, isagoo noqday madaxweynihii ugu dnabeeyay maamul Goboleedyada ee halkaasi…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii caadiga ahaa ka socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo in muddo ah shirarkooda u baaqdeen arrimo…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Maxamed Kaariye ayaa ku guuleystay inuu marti geliyo shirka madaxda Dowlad Goboleedyada ee ugu horeeyay kadib shirkii…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Waxaa magaalada Dhuusamaareeb saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sii jeeda…
Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo Booliska ayaa shaacisay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay fal dil naxdin leh oo xalay ka dhacay xaafadda iga daba-gee, degaanka Sheekh Ibraahim…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waanwaan ka dhex…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ay ku qulqulayaan wufuud kala duwan ayaa waxaa maanta gaaray madaxweynaha Hirshabeelle iyo xildhibaano…
Ciiamadii Booliska Gaarka u tababarran ee Haramcad ayaa Galabta laga qaaday magaalada Dhuusmareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo dib loogu celiyay…
