Browsing: Somali
Diyaargarow weyn ayaa ka socda xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb oo Berri uu ka furmi doono shir u gaara madaxda…
Taliska ciidamada Booliska ayaa War kasoo saaray Qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan in ciidamada Haramcad ee Booliska gaarka u tababarran…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay agagaarka xaruntii Madaxtooyada C/qaasim.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo…
Madaxweynaha midigta fog ee dalka Brazil ninka lagu magacaabo oo ahaa mas’uulka ugu darran ee inkiray inuu jiro cudurka Coronavirus…
Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya ayaa ku lug yeeshay khilaafka ka taagan Doorashada Soomaaliya, isagoo kulan la yeeshay Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa sharci-darro baal marsan Dastuurka dalka ku tilmaamay qorkii kasoo baxay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaan weli saxiixin xeerkii Metelaadda G/Banaadir oo dhowaan uu ansixiyey Baarlamaanka Federaalka, iyadoo caqabado la…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Beeshooda Mudullood.
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay magacaabidda Ra’iisal wasaare…
Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa maanta maxkamad lagu soo taagay magaalada Muqdisho, iyadoo oo heysto…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo xilligan Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka.
Dagaal ayaa magaalada Jowhar ku dhex maray ciidamada mamulka Hirshabeelle, iyagoo ku dagaalamay agagaarka madaxtooyada Hirshabelle.
Madaxda Dowlad goboleedyada Dalka ayaa War-murtiyeed si wadajira u soo saareen uga hadlay shirka ay isugu imaanayaan magaalada Dhuusamareeb, kaasoo…
Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa u muuqda inay arrinta Doorashada u midoobeen sidii ay uga hortegi lahaayeen Qorshaha madaxweynaha Soomaaliya…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo muddo laba toddobaad ah la la’aa laga helay…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada, madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan dhex maray guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal…
Waxaa kulankii labaad magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka iyo madaxweynayaashii hore ee…
Ganacsade Hindi ah ayaa la yimid fekrad cusub oo ka yaabisay dadka, markii uu sameystay Maasgaro ama mask Dahab ah…
