Browsing: Somali
Bannaanbax looga horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya inay muddo kororsi sameeyaan ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ciidamada…
Madaxweynaha Algeria Abdimajid Tebun ayaa ka digay in dalka Liibiya uu ku socdo sidii Soomaaliya oo kale, isagoo ka digay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta lasoo taagay Askari Boolis ah oo magaalada Muqdisho ku dilay oday ganacsade danyar ah…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa cambaareeyay in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadaan muwaadiniin…
Koox hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa dishay xildhibaan ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo ay ka afduubteen saaka xilli uu…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay Gaari uu saarnaa kala degeen xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa xirxiray qaar ka mida dad dibad bax looga horjeedo dowladda Federaalka ka dhigayey magaalada Muqdisho, iyagoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadeen dad bannaanbax ka dhigayey magaalada Muqdisho…
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed ayaa kulan gaara ku yeeshay magaalada…
Wakiilada Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa dalab culus gaarsiiyey guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh, iyadoo dhinaca kale cadaadis…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyadaku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian, iyagoo ka wadahadlay xoojinta…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawada ka celisay diyaarad Qaad siday oo ka duushay dalka Kenya, lana filayey inay ka degto…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Mohamed (Lafta-gareen) ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Warfaafinta.
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida culimada sida weyn u taageersan Madaxweynaha Soomaaliy, lana sheego inuu la-taliye u yahay ayaa…
Shan qof ayaa ku dhawacantay, qofkii is-miidaamiyaha ahaana waa ku dhintay qarax saaka ka dhacay laanta canshuuraha iyo dhaqaalaha Dekadda…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay halkaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa. qarax loo adeegsadya Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu qaaday saaka xarunta…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa shaaciey in rabshadaha iyo qalalaasaha dalka ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay ay ahaayeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka iyo dib u furista waxbarashad Dalka.
