Browsing: Somali
Ciidamada dowladda aya shaaciyey inuu isu soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, una qaabilsanaa Gobolka Sh/Hoose.
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Gueleed ayaa farriin culus oo dhiilo siyaasadeed xambaarsan u diray madaxda Maamul…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowldda hadda jirta uu waqtigeeda gabagabo yahay, isla markaan aysan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa Xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir u bedelay Qaraar, una kala diray xukuumadda iyo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Booliska oo Muqdisho ka…
Wararka laga helayo magaalaa London ayaa sheegaya in Taalladii Boqorkii hore ee Itoobiya Haile Selassie weerar lagu qaaday, laguna burburiyay…
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa ka sii dareysa, kadib qalalaasaha ka dhashay dilkii fannaanka caanka ahaa ee Oromada dalkaasi Haacaaluu Hundeessaa…
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaran ayaa maanta shahaadooyinka siiyey 8 Xisbi oo cusub oo ku biiray xisbiyada siyaasadda dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo Doorashada soo socota iyo waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo ee…
Dagaal culus ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.
Alshabaab oo War yaab leh kasoo saartay Dilkii Shariif Mukhtar Jiis. “Wuxuu ahaa Korneyl ka tirsan…”
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marxuum Shariif Mukhtaar Jiis oo xalay lagu toogtay magaalada…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka digay inay Soomaaliya dib ugu noqoto xaaladii hore, hadidi aan si nabad…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in koox dabley ah ay gurigiisa ku weerartay, kuna dishay Guddoomiyihii Ururka Naafada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaadacay ka qeybgalka shirkii madaxda dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ee uu dhowaan ku…
Alshabaab ayaa hoobiyeyaal ku weerartay Garoonka Stadium Muqdisho oo galabta uu dib u furay Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo qarax miino uu…
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya iyo maamulka G/banaadir ayaa shaaciyey jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Dugsiyada Gobolka Banaadir.
Garoonka weyn ee ciyaaraha Muqdisho ayaa maanta dib loo furay, kadib sanado badan oo uu xarun u ahaa ciidamo, waxaana…
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa cakiran kadib markii qalalaase iyo bannaanbaxyo rabshado wata ay ka qarxeen dalkaasi, taasoo ka dhalatay dilkii…
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Xeerkii ugu danbeeyay ee dhammeystirka Doorashada oo ahaa ‘Asteynta Kuraasta’.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa u jawaabay hadal kasoo yeeray Senator C/raxmaan Faroole iyo Senator…
