Browsing: Somali
Ciidamadii ugu badnaa oo isugu jira Booliska, Nabad sugid iyo Milateri ayaa la dhigay magaalada Muqdisho iyo deganada ku xeeran…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xasaanadii ka qaaday Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID, iyagoo ku soo eedeeyay inuu jebiyey dastuurka, isla…
Kursiga Baarlamaan ee uu hadda ku fadhiyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa noqday kursiga…
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya, kadib dil xalay lo geysay fannaan caan ah oo…
Koox Dabley ah ayaa magaalada Addis ababa ee caasimadda Itoobiya ku dishay Fannaanka caanka ah ee kasoo keeda Qowmiyada Oromada…
Soomaaliya ayaa loo doortay Guddoomiya ku xigeenka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kulankooda weyn ee 75-aad (2020/2021).
Dalalka Beesha Caalamka ee la baxay (Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka) ayaa War kasoo saaray Xaalada Doorashada Dalka iyo khudbadii ay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Dacwadda kiis dil dad shacab oo uu geystay Askari ka tirsanaa…
Dowladda Iiraan ayaa soo saartay warqad ay ku weydiisanayso booliska caalamiga ah ee Interpol inay xiraan madaxweynaha dalka Maraykanka Donald…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegeysa in madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ku dhawaaqayo go’aano culus…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta oo Isniin ah loogu yeeray kulan ka mida kalfadhiga 7-aad oo ka dhici doona Xaruntooda…
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka hor yimid go’aanka Baarlamaanka Federaalka ku…
Madasha Xisbiyada Qaranka, iyo Xisbiga Wadajir ayaa ugu baaqay Guddiga Doorashooyinka Qaran inuu is casilo, kadib markii ay ku eedeeyeen…
Qaramada Midoobey, Ingiriiska iyo Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay khudbadii ay Baarlamaanka u jeedisay guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaraarkii Golaha Shacabka ee 13 xubnood loogu ansixiyey inay ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhoweeyay metalaadda Gobolka Banaadir ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyey inuu…
Banaanabax lagu taageerayo go’aankii Barlamaanka Federaalka ku ansixiyay in Gobolka Banaadir 13 xubnood oo metaalad ah ku yeesho Aqalka Sare…
Shir madaxeed ay magaalada Gaalkacyo ku yeeshee Madaxda Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob…
Xildhibaanno gaaraya 72 oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Xeerka Metelaadda Gobolka Banaadir ee maanta la ansixiyey,…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasann Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa soo dhoweeyay Go’aankii Baarlamaanka Federaalka ku ansixiyey in Gobolka Banaadir…
