Browsing: Somali
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya shirka wadahadalka Somalia…
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdish, iyagoo kusii…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka duulay magaalada Hargeysa iyagoo kusii jeeda dalka Jabuuti, halkaasoo ay…
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya shirkii ugu horeeyay ee heer sare ah oo ay yeelanayaan madaxda Soomaaliya iyo Somaliland,…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray kulan magaalada Jabuuti ku dhex mari doona Madaxweynayaasha Somaliya…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa la sheegay inuu iska diiday Dalab uga yimid Madaxweyne Maxamed…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu qaato go’aan yaab leh oo isbedel ku keenaya mowqif…
Waxaa saaka maxkmadda Gobolka Banaadir lasoo taagay agaasimeyaal iyo mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, iyadoo lagu soo eedeeyay…
Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray xilalkii uga qaaday laba ka mida Golaha asiiradiisa oo taageeray…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay ‘Guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo…
Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka…
Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la karinayey oo u ku saabsan midpw cusub oo dhex maraya Soomaaliya…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay dad cusub oo cudurka COVID-19 laga helay gudaha 24-kii saac ee ugu…
Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed, hadana hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ugu digay madaxda Dowladda Federaalka inay…
Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000x400M oo kuyaala deegaanka Jaziira gaar ahaan xaafada Geeda-fuul oo…
Waxaa fashilmay qorshe uu watay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kuna doonayey inuu kulan la yeesho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif…
Soomaaligii ugu horeeyay ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia markii maanta xilkaasi loogu doortay Aadan Faarax Ibraahim…
Xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya ayaa cod ay qaadeen muddo xileedka u kordhiyey Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed, iyadoo uu xafiiska sii…
Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka…
