Browsing: Somali
Wasaarada Amniga Galmudug ayaa amr ku bixsay in la furo Masjid ku yaalla magaalada Guriceel, waxayna sharci darro ku tilmaanay…
Koox dabley ah ayaa maanta dil gaadmo ah ka fulisay magaalada Muqdisho, kasoo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamdaa Amniga.
Faahfaahin dheerad ah oo laga helay kulan ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen inta badan xildhibaannada iyo Wasirada kasoo jeeda…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday koontarool ciidan oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka…
Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska ninkii madoobaa ee George Floyd oo Boolis Caddaan ah ku dileen Gobolka Minnesota ayaa la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaayadaha diyaaradaha isaga goosha Gobollada Dalka.
Ciidamada dowladda ee Miino-baarista ayaa qarxiyey Miino lagu aasay meel u dhow Qeybta Gaheyr, xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Ciidamo ka tirsanaa Puntland ayaa shaaciyey inay ka goosteen maamulkaasi ay ka ka taliyeen Gobolka ay Puntland sameysay ee Gardafuu…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii 31-ka May 2020 ka dhacay degaanka Xaawo-Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo ay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banadir iyo xubno loo…
War kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in xal laga gaaray khilaafii iyo kala aragti duwanaashihii u dhexeeyay…
Xisbigii Madaxweynaha talada haya ee (NN) ayaa ugu dambeyn codsi diiwaangelin ah loo geeyay xafiiska Guddiga Qaran ee Doorashada Qaranka.
Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa dulmi iyo ihaano ku tilmaamay wararka sheegaya in Gobolka Banaadir loo qoondeeyay…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa fulisay xukun xatooyo ah oo Gacanta looga jaray nin lagu soo eedeeyay inuu lacag…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay inay dagaal sokeeye dhalin karto Doorashada ay dooneyso dowladda Soomaaliya inay dalka…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in la helay raadkii ugu horeeyay ee xasuuqii ka dhacay…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir ku saabsan u diyaargarowga Doorashada oo ay yeesheen…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 47 qof…
Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya.…
Imaaraadka ayaa si lama filaan ah u cambaareeyay qorshaha Yuhuudda iyo Mareykanku wataan, iyadoo sheegay in tallaabo kasta, oo hal…
