Browsing: Somali
Qaar ka mida xisbiyada KMG ah ee dalka ka jira ayaa Dacwad ka keenay Sharciga Doorashooyinka dalka ee ay ansixiyeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu wiil dhalinyaro ah toogasho ku dilay.
Waxaa sii xoogeystay bannaanbaxyada waaweyn ee ka dhashay dilkii Ninka Madowga ahaa ee George Flyod ee askariga Caddaanka ah uu…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey ayaa loo magacaabay Agaasime Guud oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa ku baaqday in la qabto shir ay isugu yimaadaan…
Dowladda Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ku sheegtay inay cambaareyneyso, iyadoo…
Guddiga ee labada Aqal ee Baarlamaanka u saaray diyaarinta Xeerarka dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaqadii loo xil saaray soo…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa xukun Dil ah ku fulisay Nin oday ah oo lagu soo eedeeyay inuu Sixiroole…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Deyniile ay saaka disay xaakiisa, markii ay…
Taliyaha ciidamada xoogga Dalka Jeneraa Odawaa Yuusuf Raage ayaa iska fogeeyay in ciidamada dowladda ay ku lug leeyihiin xasuuq degaanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoog leh oo haleelay Gaari BL ah oo ay la socdeen dad rayid…
Waxaa bilowday baaritaan la sheegay in lagu asmeynayo xasuuqii degaanka Gololley ee degmada Balcad loogu geystay 8 qof oo 7…
Qoraal ka soo baxay Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in mas’uul ka tirsanaa Xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya lagu…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay tiro cusub oo laga helay cudurka Covid-19 gudaha Soomaaliya.
Bannanabaxyadii ka dhashay dilka ninkii Madowga ahaa ee George Floyd ayaa ku sii fiday magaalooyinka Mareykanka, iyagoo soo gaaray Aqalka…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dhacdadii degaanka Gololleey dhalinyarradii lagu laayey degaanka Gololleey iyo ciidamadii lagu qarxiyey degaankaasi.
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa la wareegay xaruntii Xerta Sh. Cabdiwali Sh. Cali Cilmi Yare oo Alshabaab ay qarax ku dileen…
Dadkii ugu horeeyay Soomaali laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga ayaa xalay kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadiisa ay wixii hadda ka bilowda u howlgaleyso sidii ay…
Sarkaalkii Booliska ee Caddaanka ahaa, kana danbeeyay geerida ninkii madowga Mareykanka ahaa ee magaalada Minneapolis, dalka Mareykanka ayaa la xiray…
