Browsing: Somali
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi oso baara falkii lagu laayey dhalinyarro dhakhaatiir caafimaad ahayd ee ka…
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Dagaalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo shirkadda Twitter-ka oo ka mida kuwa ugu waaweyn ee baraha bulshadu ku…
War kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareeyay falka lagu dilay 7 shaqaale caafimaad ah iyo qof rayid…
Dowladda Suudaan ayaa shaacisay in Maleeshiyo hubeysan oo Itoobiyaan ah oo ay taageerayaan Ciidamada dalkaasi ay ku xadgudbeen, weerarna ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii degaanka Gololley ee dagmada Balcad ka dhacay, laguna laayey 8 qof oo intooda badan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq ka dhacay Degaanka Gololleey ee degmada Balcad oo lagu laayey 8 qof oo…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey dib ugu noqosho lagu sameeyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020 oo la kordhiyeym kadib…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad ku dhow 100 qof laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee lasoo…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tirakoobka Qaranka (National Bureau of Statistics) iyo ku-xigeenkiisa.
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Gololeey ee hoostaga degmada Balcad in Meydadka…
Waraka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deganka Ceelgaal ee duleedka magaalada Beledweyne uu ka dhacay ay isk urursadeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen nabadoon caan ahaa iyo askari…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Tirada dadka Cudurka Covid-19 ugu dhintay dalka Mareykanka ayaa sare u dhaaftay 100,000 ruux, iyadoo dalkaasi uu noqday kan ugu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka…
Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaisay kiisas cusub oo cudurka Codovid-19 ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.
Garsoorka Dowladda Federaalka Mareykanka ayaa shalay si rasmi ah Dacwad la xiriirta argagixisanimo kusoo oogay Liibaan Xaaji Maxamed oo asal…
Xildhibaanow Xusuusnow Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta,…
