Browsing: Somali
Agaasime cusub ayaa loo magacaabay Isbitaalka Martiini ee dowladda Soomaaliya maamusha, kaasoo lagula tacaalo dadka uu soo rito cudurka Coronavirus.
Banaabaxyo ayaa ka bilowday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, kadib fal naxdin leh oo Boolis Caddaan ah ay si arxandarro…
Waxaa degmada Qardho ee Gobolka Bari ku geeriyooday Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni boqor) oo ahaa siyaasi caan ahaa, xilal kala…
Alshabaab ayaa xukun qisaas oo Dil ah ku fulisay nin la sheegay inuu degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ku dilay…
Warrarka laga helayo degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad kale oo hor leh aya isbitaalka magaalada ugu…
Qaar ka mida ururrada saxaafadda ee fadhigoodu yahay magaamada Muqdisho ayaa ka digay in weriye muddo ku dhow 3 bilood…
Ciidamada Milateruga Soomaaliya ayaa howlgal kula wareegay degaano ka tirsan degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan markii ay Alshabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil culus oo caawa ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo Gaari xamuul…
Madaxwenihii hore ee Dowladda Soomaaliya, ahna Hoggaamiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Mucaaradka ayaa ka digay isku day uu sheegay in lagu doonayo…
Guddiga Diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta waxay kulan wadatashi ah la yeeshay Siyaasisiyiinta ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay dagaal dhex maray ciidamada maamulka degmada Dayniile iyo ciidamo…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in la soo xirayo Axmed Madoobe iyo inta…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad caafimaad oo degdeg ah ay ka jirto magaaladaasi,…
Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyaha Degmada Deyniile iyo ciidamo mialtrei ah oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/hoose ayaa saaka dagaal culus dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad gargaar siday lagu rasaaseeyay Garoonka degmada Qansaxdheere xilli ay ku dageysay…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dadkii ugu danbeeyay ee laga helay cudurka Covid-19.
Guddiga joogtada ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa soo saaray xilliga la furayo…
Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa Cambaareeyay wakiilka midowga afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb. Francisco Madiera, kadib markii ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in arrin la yaab leh lagu arkau xaafad ka tirsan Degmada Dharkeynley ee…
Wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha maamulka Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo xaalad caafimaad loo keenay.
