Browsing: Somali
Ciidamada Amniga ayaa toogtay xalay laba nin oo lagu eedeeyay inay falal burcadnimo ah ka wadeen degmada Howlwadaag ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba Goob ay a socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka oo loogu…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timidSafiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay dalka Soomaaliya Ambassador Xamuud Al Xuweydi.
Khilaafkii u dhaceeyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa gaaray heerkii ugu xumaa,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hambalyada Ciidul fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa dhinaca kale dhaliilay dowladda…
Dhamaan dalalka Muslimka ah, marka laga reebo laba dal iyo Soomaalida inteeda badan ayaa maanta 24-ka May 2020 laga ciiday…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday sarkaal sare…
Qaar ka mida dalalka islaamka ayaa sheegay in caawa laga arkay bishii Shawaal oo ay Berri Ciid u tahay.
Dalalka Carabta & Muslimka oo laga Sooman yahay maanta (Somalia & Dal kale oo laga ciiday -Warbixin)
Iyadoo inta badan dalalka Muslimka iyo Carabta ay maanta sooman yihiin ayaa waxaa laga ciiday dalal fara-ku-tiris ah oo ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku…
Allaha u naxariistee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ahaa Sheekh caan ah ayaa ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhawaaqday inay Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, iyadoo ka noqotay…
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Sabti 23-ka May 2020 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal,…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa soo saaray Wareegto uu ku magacabay 2 Wasiir iyo 6 Wasiir ku-xigeen oo…
War ka soo kasoo Alshabaab ayaa kagu shaaciyey in Maalinta Berri ee Sabtida 23-ka May 2020-ka ay tahya Ciid.
Dalalka Sacuudiga, Qatar, Turkiga, Indonesia, Malaysia, Somalia, Imaaraadka, Yeman, Syria iyo dalal kale ayaa shaaciyey in Berri ay tahay 30-ka…
Waxaa caawa maqribka laga baadi goobayaa dalal badan oo muslim ah dhalashada Bisha Shawaal (Soonfur), kadib markii 29 maalmood laga…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, iyadoo uu warbixin kasoo saaray soo saaray xoghayaha guud…
Wiilsha uu dhalay saxafagii caanka ahaa ee Sucuudiga Jamaal Khashoggi ee sida naxdinta lahayd loogu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku lahaa…
Waxaa si rasmi ah u bilowday daad gureynta Soomaalida in ka badan bil ugu xayirnaa dalka Kenya ee ay qabsadtay…
