Browsing: Somali
Ciidamada Booliska ayaa caawa maqribtii xabsiga u taxaabay Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance, iyadoo faahfaahin laga helayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance ay xireen ciidamada dowladda.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo 24-kii saac ee ugu danbeeyay laga helay Cudurka Coronavirus.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray urur Siyaasadeedka Kaah ee dhowaan laga dhisay Puntalnd…
Dowladdu waxay caayeysaa garaadka dadkeenna. 3 jeer ayaa dib loo dhigay dacwadda baddeenna ay Kenya nagu haysato.
Dadka uu soo ritay Cudurka Covid-19 ee dunida ayaa gaaray 5 Milyan oo ruux, iyadoo shalay ay ahayd maalintii la…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay howl burburin ah ka fuliyey Goob ay ku Ganacsan jireen dad rayid ah oo ku…
Muslimiinta dunida Sanad kasta waxay Hay’adaha Diiniga ah ee dowladahooda ka sugaan ku dhawaaqidda dhalashada bisha Ramadaan ee Soonku bilaabanayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa agaasime cusub u magacaabay Hab-maamuuska Madaxtooyada Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka Somaaliya ayaa shaacisay tiro cusub oo cudurka Covid-19 laga helay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo Jubbaland laga…
Guddiga wacyigelinta ka hortagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku saabsan xaaladda Cudurka Coronavirus ayaa amray inaan…
1. Intii aan talada dalka haynay, qadiyadani waxay soo martay marxalado badan oo ku billowday in wadahadal lagu dayo, ayna…
Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwadda xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, isagoo ku eedeeyay…
Waxaa dalka Talyaaniga si weyn looga hadal-hayaa dood ku saabsan haweeneydii Talyaaniga Silvia Romano (Caa’isha) oo kadib markii laga sii…
Faaahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Maxkamadda Cadaalladda Caalamiga ah ee ICJ ayaa mar kale dib u dhigta dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somaliya iyo Kenya.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro dad cusub oo uu soo ritay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee la soo…
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa…
