Browsing: Somali
Madaxweyne ku xigeenka Dalka South Sudan Riek Machar iyo xaakiisa Angelina Teny ayaa labadaba laga helay cudurka Covid-19, kadib markii…
Mid ka mida Jaamacadaha ugu magaca dheer ee dalka Shiinaha ayaa soo saartay Daawo awood u leh inay joojiso cudurka…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay saaka ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay caawa weerar ku galeen xarunta TV-ga…
Waxaa soo baxday in natiijo wanaagsan laga helay tijaabadii ugu horeysay tallaal loo sameeyay cudurka Covid-19 oo si oos ah…
Wasaarada Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dadka cudurka COVID-19 laga helay 24-kii saac ee ugu dambeeyay oo gaaray 34 qof.
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay oo lagaga hadlayay xaaladaha…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay sanad-guurada 18-May ee gooni-u-goosadka maamulkiisa ayaa sheegay inaysan wax wadahadal…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyey Koonfurta, iyadoo weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay xaaladda Amniga Guud ee Puntland, kadib qarixii maanta lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka…
Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug ayuu maanta ansixiyey Baarlamaanka Galmudug, iyadoo isla maanta lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Galmudug.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dadkii ugu danbeeyay ee cudurka Covid-19 laga helay gudaha Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed cabdiraxmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax is-miidaamin ah oo maanta lagu dilay guddoomiyaha Gobolka…
Alshabaab ayaa War kasoo saartay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta duhurtii ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasoo lagu dilay Guddoomiyihii…
Wararka laga healyo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah uu ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland Maamusho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Safiirkii Shiinaha u fadhiyay dalka Israa’iil, isagoo meyd ah laga helay gurigiisa magaalada…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka laga helayo ay sheegayaan inuu ahaa qarax Miino.
AMISOM ayaa shaacisay inay ciidamada Kenya ee ka howlgala Jubbaland fashiliyeen weerar saddex geesood ah oo maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen…
Turkiga ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa u furayo Bukaanada doonaya inay arrimo caafimaad u tagaan dalkeeda, si loogu daweeyo, kuwaasoo…
Dowladda Qatar ayaa deeqdii ugu horeysay ee Caafimaad oo loogu talogalay cudurka Coronavirus soo gaarsiisay Soomaaliya, kadib markii uu amarkeeda…
