Browsing: Somali
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Coranavirus ah oo laga helay degaanada Soomaalida.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey inay soo gabagabeeyeen baaritaan ku sameeyaan musuqmaasuq ka jira…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo ka hortagga cudurka Coronavirus, iyadoo la xiray xuduudaha ay la…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay inay shaaciso tirada dadka laga baaro cudurka Coronavirus, waxayna wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Federaalka ay kaliya sheegtaa…
Ilaa 200 oo ruux oo isugu jira haween iyo rag ayaa kafa’ideestay deeq gargaar lacageed oo maanta hormuud foundation iyo…
Dowladda Kenya ayaa dadaal cusub ugu jirta in mar kale dib loo dhigo dacwaddii Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir-ku-xigeenada maamulkaasi oo ka harsanaa Golaha Wasiirada.
Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Adeega Macluumaadka Coronavirus ee WhatsApp.
Alshabaab ayaa beenisay wareysi la sheegay inuu Wargeyska ‘La Repubblica’ ee dalka Talyaaniga kasoo baxa la yeeshay Afhayeenkooda Sheekh Cali…
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Diyaarado ay dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay inay…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa si kulul uga hor yimid magacaabid uu sameeyay Madaxweyne Siciid C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaloya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu jeediyey kusoo beegay Sanad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL).
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomyeyaashii Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir, isagoou magacaabay…
Taliska ciidamada Booliska ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaal xalay magaalada ku dhex maray laba ciidan oo ka kala…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, waxaana 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Soomaalida Qurbe-joogta ahayd ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa loo qaadayaa dalalka ay dhalashada ka heystaan ee Yurub iyo Waqooyiga…
Howlgal hawada looga buufinayo Ayaxa ayaa ka bilaabanaya Soomaaliya, kaasoo ay iska kaashanayaan Hay’adda FAO iyo dowladda Soomaaliya.
Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in Cudurka Covid-19 uu noqon doono cudur aan dunida ka dhammaan oo lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ay xubno ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ka…
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa xlaay dagaal ku dhex maray xaafad ka tirsan degmada Hodon, iyadoo dagalkaasi…
