Browsing: Somali
Alshabaab ayaa qaaday tallaabo aan la fileyn, kadib markii Bayaan ay soo saartay ay ku magacowday Guddi u qaabilsan la-socodka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Cotonavirus ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u xukun ku riday afar eedeysane oo loo heysatay dilka Taliyihii ciidamada Gorgor Maxamed…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa farriin wargelin ah u dirtay Soomaalida ku xayiran dalka Kenya ee doonaya inay Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland ee aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay hoggaamiso kaalinteedana ka…
Madaxweyne ku xigeenka dalka Imaaraadka Carabta, ahna ninka xukuma Dubai iyo Madaxda Golaha Wasiirada dalkaasi Sheekh Mohamed Bin Raashid Almaktoum…
Wasaaradda Batroolka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si hordhac ah u bilowday tartanka bixinta leysimada Balookyada Shidaalka laga baarayo ee…
Iyadoo aanu weli soo bixin baaritaanka rasmiga ah ee lagu sameeynayo Diyaaradeed Shirkadda African Express ee lagu soo riday Magaalada…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay tiro cusub oo cudurka COVID-19 laga helay 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Fadlan SooCeliMadaxweyne CBB kursiga kuguma hayn karaan.Waxaa maalmahaan soo caddaaneysa in lagaaga adkaanayo loollanka baraha bulshada, oo aad ku bixisay…
Iimaan Caddow: Guddoomiyihii ugu danbeeyay ee raacsanaa Jubbaland oo la xiray & Wejiga cusub ee Gedo
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay Guddoomiyihii Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo Axmed Caddow Kaarshe, kadib markii uu diiday xil ka qaadis…
Cudurka Coronavirus ayaa fara-ba’an ku haya Aqalka looga taliyo dalka Mareykanka, kadib markii uu cudurka ku dhacay shaqaale aad ugu…
Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in webiga Shabeelle uu karkaarrada jabsaday isagoo saaka ku fatahay xaafado ka mida…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay xayirtay diyaarad gurmad noocyo kala duwan…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socdeen wehliyaan guddoomiye ku-xigeenadiisa iyo…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay laga helay cudurka Covid-19 guud ahaan Soomaaliya.
7 Ruux oo 5 ka mida ay isku qoys tahay ayaa xalay ku geeriyooday Dhisme qadiimi ah oo kusoo dumay…
Dayactirka Isbitaalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo Shirkada Dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo…
