Browsing: Somali
Ra’iisul Wasaarahaxukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir uu beesha Caalamka ka dalbaday Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi…
Dowladda Turkiga ayaa ku hanjabtay inay tallaabo milateri oo toos ah ka qaadi doobto Jeneraalka dalka Liibiya intiisa badan ka…
Ciidamada Kumandooska Xoogga Dalka Somaaliya ee Danab ayaa shaaciyey inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Degaanka Carrabow oo 50-km u jira…
Markab dagaal oo Iiraan leedahay ayaa duqeeyay markab kale oo nooca dagaalka ah xilli uu socday tababar iyo dhoolatus milateri…
Roobab xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay qasaare kala duwan, iyadoo xaafad ka tirsan degmada Wadajir…
Haweeneydii afduubka loogu heystay Soomaaliya ee u dhalatay dalka Talyaaniga Silvia Romano ayaa la sheegay inay qaadatay diinta islaamka, kadib…
Iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu dhowaan sheegay in qaar ka mida Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka laga helay cudurka Covid-19 ayaa…
Shacabka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay ka hortegay tallaabo geesinimo leh markii ay ka daba tageen Dabley Alshabaab ahaa oo…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay inay dowladda Federaalka maanta soo gaarsiisay lacagtii ay sanadkii hore ugu yaboohday wax…
Senatoorada kala ah C/llaahi Sheekh Ismaaiil (Fartaag) iyo Iftiin Xasan Baasto ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shirkeeda Jaraa’id ee galablaha ah ku shaacisay in 57 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus…
Gabadhii u dhalatay dalka Talyaaniga ee afduubka loogu haystay Soomaaliya ayaa ka degtay magaalada Roma ee dalkeeda, markii laga dhoofiyey…
Allaha u naxariistee waxaa saaka 10 May, 2020 magaalada Kuwait City ee dalka Kuwait ku geeriyooday Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Senatoro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka maanta lagu xayiray…
Dowladda Imaaraadka oo Puntland gaarsiiyey Sheybaar & Qalab Caafimaad oo loogu talogalay Coronavirus
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeqdii labaad ee Qalab caafimaad ah gaarsiiyey maamul Goboleedka Puntland, iyadoo diyaarad qalabkaasi sida ay shalay…
Sida uu shaaciyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa xalay kulan yeeshay Guddi hoosaadka ka hortagga fatahaadaha iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
Dagaal hubka culus iyo midka fudud la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir, iyadoo hadda…
Puntland oo shaacisay in Dadkii ugu badnaa laga helay Cudurka Covid-19 (Wasiir & xildhibaan ka mida)
Puntland ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee laga helay cudurka Coronavirus degaanada maamulkaasi, iyadoo 22 qof oo laga baaris lagu…
Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa shaaciyey in lasoo furtay haweeney u dhalatay dalkaasi oo afduub loogu heystay gudaha Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay maanta dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus 48 Saac ee lasoo dhaafay.
