Browsing: Somali
Qaraxyo madaafiic ah ayaa maqribnimadii Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo hoobiyeyaal lagu weerarray xarunta Xalane.
Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kusoo baxday fadeexad kale oo ku saabsan lacago kal hore loogu deeqay in wax looga qabto…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheeegaya inuu iska hor-imaad dhex maray ciidamada Amniga iyo Dabley ka tirsan Daacish oo…
Wasiirka magacaaban ee Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay taliyaha xilka iska casilay ee ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb…
Taliyaha Ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble, ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu…
Ciidamada Itoobiya ayaa qirtay inay iyagu toogteen diyaaradii African Express ee 4-tii bishan May ku dhacday Garoonka Berdaale ee Gobolka…
Alshabaab ayaa sheegatay dilkii xalay loo geystay Guddoomiyihii Isboortiga degmada Afgooye iyo Goolhayihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya.
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa Bulshada magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku bogaadiyey inay isku tashadaan.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Q/Midoobay (WHO) ayaa ka digtay in Afrika ay cudurka Coronavirus ugu dhiman doonaan dad gaaraya 190,000…
Soomaaliya ayaa mar labaad guddoontay shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda Shiinaha si looga…
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka magaalada Beledweyne Xaaji Cusmaan Dhagaxow Haruur ayaa kashifay in dowladda Soomaaliya aysan wax gacan ah ku lahayn…
140 Haween danyar ah ayaa ka faa’ideystay deeq lacageed oo hay’ada gargaarka ee Hormuud (Horumuud Foundation) iyo Salaam Bank ay…
War kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa caawa lagu shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada Puntland.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) caawa lagu dilay degmada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Dacwadda dilka Taliyihii ciidamada Gorgor Maxamed Saleebaan Abiikar (Maxaadey) oo ilaalada…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Waxaa maanta booqday degmada Dayniile madaxda Taliska Booliska G/Banaadir iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyagoo tegay dhismaha Cusboole oo…
Mid ka mida madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee Samafalka, kana howlgala Soomaaliya ayaa ka digay in xaaladda cudurka Coronavirus ee…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasiirkii Hub ka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle uu saaka ku…
Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo Cudurka Covid-19 ah laga helay degaanadeeda.
