Browsing: Somali
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa qaaday tallaabo si weyn looga hadal hayo dalkaasim, ayna qoreen warbaahinta Turkiga.
Wasirkii Waxbarashada Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ku geeriyooday dalka India.
Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa bandow 24-ka saac ah kusoo rogtay xaafadda Soomaalidu u badan tahay ee Islii, magaalada Nairobi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Ciraaq Barham Saalax ayaa wadahadal ku yeeshay Khadka Telefoonka.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay tiradii ugu badneyd kiiska cudurka Covid-19 oo laga helay baaritaankii 24-saac ee lasoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde maanta lagu xanibay diyaarad siday xubno uu ka…
Khabiir Shiinees ah oo ka mida Proffesoorada Jaamacad ku taalla dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, isagoo gacanta ku hayey…
Guddoomiyaha Degmada Deyniile Maxamed Abuukar Jacfar ayaa markii ugu horeysay a hadlay xabsi lagu eedeeyay inuu sameystay oo ku yaalla…
Maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd shaaciyey in qof cusub uu cudurka Coronavirus ugu dhintay degaanada maamulkaasi iyo tiro cusub oo…
Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa qabtay Nin ka tirsan dableyda Al-Shabaab, kaasoo Bam Gacmeed ku weerarray ciidamada Amniga ee…
Afhayeen cusub ayaa loo magacaabay Ciidamada Booliska, sida lagu sheegay Wareegto kasoo baxday Taliyaha guud ee ciidamada Booliska.
Wasiirada Waxbarashada Federalka & 4 Maamul Goboleed oo shaaciyey xilliga la go’aaminayo imtixaanka…
Wasiiirada Waxbarashada dowladda Federaalka iyo 4 Maamul Goboleed oo wehliyo G/Banaadir ayaa ka wadahadlay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasallada 8-aad iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaamiynayo wasiirka Gaadiidka iyo Duulita oo ay la socdaan safiirada…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya.
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon u diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo gaarsiiyey tacsi tiiraanyo leh geeridii ku…
Dowladda Kenya ayaa ka dalbatay dowladda Soomaaliya inay jawaab ka siiso diyaaradii ka diiwaan gashaneyd dalka Kenya ee shalay ku…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba e xarunta KMG ah maamulka K/Galbeed ayaa sheegaya in diyaaradii xamuulka ahayd ee shalay galab…
Golaha Wakiilada shacabka ee Itoobiya (Baarlamaanka) ayaa maanta kulankiisii saddexaad oo gaara ku leh xarunta shirarka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saartay Diyaaradii ku dhacday degmada Bardaale ee…
