Browsing: Somali
Afar ka mida ururrada Warbaahinta Dalka ayaa si weyn u canbaareeyay falkii maanta lagu jir dilay weriyeyaal ka tirsan Warbaahinta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la dilay weriye ka howlgeli jiray caasimadda.
XOG: Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday (Magacyada dadka ku dhintay & Sawirro)
Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.
Diyaarad xamuul ahayd ayaa galabta ku burbutay degaanka Berdaale ee Gobolka Baay, iyadoo faahfaahin cusub kasoo baxeyso diyaaradda iyo shilka…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad cusub laga helay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu ka dhacay degmada Bardaale.
Dhowr madfac ayaa casirkii galabta ku hoobtay qeybo ka mida magaalada Muqdisho, iyadoo saameyn ku yeeshay garoonka Kubbada Cagta ee…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab weerarro ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ku leeyihiin degaano ka tirsan Gobollada Sh/Hoose yo J/Hoose.
Dowladda Norway ayaa ogolaatay inay sharci deganaansho siiso Soomaali gaareysa 1400 qof oo isugu jira dad waaweyn iyo caruur.
Hadii aynaan cadaalad jirin, nabad ma jiri kartaa? Seddex sano ka hor abaarihii 7da fiidnimo maanta oo kale, waxaa si…
Weriyeyaal ka tirsan Warbaahinta Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu jirdilay xarunta degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
Amiirka Dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani ayaa amray in deeq caafimad loo diro dowladda Federaalka Soomaaliya.
Turkiga ayaa Saaka oo Isniin ah magaalada Muqdisho u soo dira diyaaradi saddexaad oo sida Qalab caafimaad oo lagula tacaalayocudurka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida BaarlamaankaF Federalka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay inuu dib ula noqdo dacwadaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan maalinta Warbaahint xorta ah ee Caalamka u diray bahda saxaafadda, isagoo…
Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Dad cusub oo laga helay Coronavirus & Tirada oo dhaaftay 700 Qof
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah laga helay gudaha dalka.
Dalal Afrikaan ayaa ku biiraya liiska dalalka dalbanaya Daawo-dhireedka ay soo saaray dalka Madagascar ee la sheegay in lagu daweeyo…
MUQDISHO, Soomaaliya 03 May, 2020 – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna…
Alshabaab ayaa xukunkii ugu horeeyay oo toogasho ah ka fulisay qof lagu soo eedeeyay inuu basaas u ahaa sirdoonka Mareykanka…
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay…
