Browsing: Somali
Amiirka Dalka Qatar Tamim Bin Hamad Al-thani ayaa deeq Qalab caafimaad ah iyo Isbitaal nooca degdegta loo dhiso ah ugu…
Maamulk Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay degaanka Teerage ee Galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxayna ku eedeysan koox shufto…
Laacibk Kubadda Cagta caanka ku ah ee kasoo jeeda dalka, asalkiisuna yahay Turkiga Mesut Ozil oo u ciyaara kooxda Arsenal…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal culus duleedka magaaladaasi ku dhex marayo ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug…
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah oo laga helay gudaha Soomaaliya 48-saac ee lasoo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay Mishiinada Bukaanta ka saacida neefsashada ee lagu sameeyay dalkiisa iyo qlaab kale oo…
Turkiga oo Qalab Caafimaad oo ay ku jiraan Mishiinada Neefta ugu deeqday Dowladda Somalia (Sawirrro)
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Turkiga oo nooca xamuulka ah ayaa maanta Muqdisho ka dejisay deeq qalab caafimaad oo lagula tacaalayo…
Ibsitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa loogu deeqay Matroor Dab dhaliye ah, kadib markii dhibaato dhinaca Korontada ah ay lasoo…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa si taxadar leh oo farsmeysan uga jawaabtay warkii dhowaan kasoo yeeray wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi…
Xafiiska Midowga Yurub ayaa shaaciyey in 3 qof oo ka mida xarunta Midowga Yurub ee Soomaliya laga helay cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed ayaa shaaciyay in dad ku dhow 50 qof ay ku geeriyoodeen…
Wafdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano ka tirsna dowladda Federaalka oo kasoo jeeda Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Garowe iyagoo…
Somaliland ayaa shaacisay in qofki ugu horeeyay uu degaanadeeda ugu dhintay Cudurka Coronavirus.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mar kale muran weyn iyo dood ka dhaliyay Baraha…
Ergeygii hore ee Q/Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya, ahaana Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania Augustine Mahiga ayaa la shaacyiyey…
Dowladda Turkiga aya ku eedeysay Imaaraadka Carabta inuu taageerto ururrada Argagixisada eida Alshabaab oo ah ururk ka dagaalama Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay Cudurka Corinavirus maanta 30-ka April 2020.
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada, ahna madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa sheagay inay dib u dhigeen dhismaha xisbigii mideyn lahaa xubnaha…
Waxaa rajo fiican laga qabaa in daawo hakisa loo helo Coronavirus, kadib markii tijaabo lagu sameeyay bukaano qaba cudurka ay…
