Browsing: Somali
Waxaa magaalada Garowe shir jaraa’id ku qabtay Madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud (Faroole) iyo C/weli Maxamed Cali…
Dalalka Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamAY War-saxaafadeedka lagu taageeray heshiiska magaalada Nairobi ku dhex maray…
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya lacag gaareysa 2 Milyan oo Dollar u dirtay maamul Goboleedka Puntland muddo toddobaad gudihiis ah.
Maamulka Jubaland ayaa maanta shaacisay in wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedkaasi Mahdi Muxyadiin Maxamed laga helay cudurka Coronavirus.
Dowladda Qatar oo sii wada deeqda qalabka caafimaad ee ay siineyso dalalka caalamka si loogula tacaalayo cudurka Covid-19 ayaa shixnado…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay inay dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, kadib baaritaankii la sameeyay…
Najma Ahmed Hashi (Nujuum) oo ah gabar farshaxanka caan ku ahayd magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in laga helay cudurka Coronavirus…
Madaxda hay’ada hormuud foundation iyo salaam bank ayaa ugu horeyn kormeer kusameeyay qeybaha uu kakoobanyahay xarunta dhexe ee Dr Xabeeb…
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Xaalad Caafimaad ee Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo xabsiga dhexe…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Isgoyska Black Sea ee jidka Soddonka uu dhaliyey qasaar…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay la socdaan Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig iyo Sheekh Daahir oo heshiiska ku saxiixay magaalada…
Sawirka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dib loogu celiyey oo la suray Taallo ku taalla magaalada Muqdisho oo dad careysan ay dhowaan…
Alshabaab ayaa toogasho ku fulisay xubno ay ku eedeysay inay jawaasiis ahaayeen oo ay la shaqeeyeen taliska ciidanka Mareykanka qaaradda…
Qoraal sir ah kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran, kuna socday madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa lagu weerarray habka ay u shaqeyso…
Senator Maxamed-Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka…
Falal amni darro ayaa caawa ka dhacay xaafado katirsan Magaalada Muqdisho iyado qof rayid ah la dilay, isla markaanay ciidamadu…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo taageertay wada-hadalladii heshiiska dhaliyey ee Axmed Madoobe Jubaland iyo siyaasiyiinta Golihii Isbadal doonka Jubaland ee…
Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Uganda, kana howlgala Soomaaliya ayaa la sheegay in laga helay xanuunka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah, kadib baaritaankii la sameeyay 24-kii saac ee lasoo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta gaaray Degmada Qardho ee Daadadku ku rogmadeen, kuwaasoo qasaare weyn ka geystay magaalada.
