Browsing: Somali
Wasiirkii Maalgashiga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti Ali Geulleh Aboubaker ayaa u geriyooday cudurka Coronavirus, kadib markii uu la xanuunsanaa cudurkan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo baaq degdeg ah kasoo saaray daadadkii ku fatahay magaalada Qardho, isagoo ka tacsiyeeyay musiibada…
Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo…
Daad culus oo xalay ku fatahay degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa sababay qasaare weyn oo isugu jira dhimasho iyo…
Alshabaab ayaa go’aan cusub ka qaadatay cudurka Saf-marka ah ee Covid-19, waxaana farriin uu soo duubay Afhayeenkooda Sheekh Cali Dheere…
Laacibkii hore ee caanka ku ahaa ciyaarta kubbada Koleyga Soomaaliya Eng. Baana Cabdalla Cali ayaa ku geeriyooday magaalada London ee…
Taliska Miltariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa qirtay in sanad ka hor uu geystay duqeyn dad rayid ah lagu dilay gudaha…
Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha u shaqeeya Warbaahinta Dowladda iyo Soo-saaraha Barnaamijka Gungaar ayaa caawa shaaciyey…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay dayacaada iyo daryeel la’aan caafimaad ka jirto Isbitaal…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliy ayaa shaacisay tirada uu cudurka Covid-19 soo ritay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo faahfaahin laga…
Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka 12-aad ee Afrika…
War goor dhoweyd kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xalay ay 9 bukaan ku geeriyoodeen Isbitaalka…
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro ka hortagga Coronavirus, lana sameeyay Guddiyo kala duwan oo arrintan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilalkii ka qaaday Taliyihii iyo taliye ku xigeenadii Ciidamada Booliska Puntland, kadib waregto saaka…
Shirkadda Korontada BECO oo ah tan ugu weyn ee bixisa adeegga korontada Muqdisho iyo gobollada ku dhow ayaa ku dhawaaqday…
Saacidihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle kasoo cusboonaaday mooshino xil ka qaadis oo iska horjeeda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Mooshin xilka looga qaadayo guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi uu…
Madaafiic kale ayaa caawa laga maqlay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, iyadoo weerar hoobiyeyaal ah oo kale lagu qaaday xerada…
Ciidamada Amniga Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ayaa toogasho ku dilay laba dabley ah oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Alshabaab,…
Madaxweyne Farmaajo oo xilalkii ka qaaday laba ka mida Guddoomiye ku xigeenadii G/Banadir (Wareegto)
Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray waregeto xilka uga qaaday laba ka mida Guddoomiye ku xigeenadi Gobolka Bnaadir ee…
