Browsing: Somali
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday qofkii labaad ee Soomaali ah oo la xaqiijiyey inuu u dhintay cudurka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa beeniyey war ay faafiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab oo ku saabsanaa in 10-kii April…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo khudbad jeediyay ayaa ka hadlay xaaladda cudurka Coronavirus iyo qalab loo soo iibinayo…
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa warbxintii ugu muhiimsaneyd ka bixisay xaaladda Cudurka…
Hay’adda Iskaashiga & Xiriirinta dowladda Turkiga ee TIKA ayaa Somaliland ayaa Somaliland ugu deeqday agab caafimaad oo lagu dagaalamayo Cudurka…
Dalka Jabuuti ayaa noqday dalka ugu horeeya dalalka Bariga iyo Geeska Afrika ee ay ku sugan yihiin tirada ugu bada…
Dhaqaatiir Shiinees ah oo Itoobiya ka taageeraya dagaalka lagu jiro cudurka Coronavirus ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Maalqabeenka Mareykanka ee dunida ugu lacagta badan Bill Gates ayaa ku dhawaaqay inuu lacag deeq ah siinayo Hay’adda Caafimaadka Adduunka…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda nin dhaqtar ahaa oo xalay lagu dilay xaafadda Dabakayo Madow, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Nin dhalinyaro ah oo Dhaqtar ahaa, kaasoo xalay lagu dilay xaafad ka tirsan magaalada…
Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay nin oo ay sheegtay in lagu helay Basaasnimo, iyagoo u shaqeynayey dowladda Federaalka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa cambaareysay fal kufsi ah oo lagu soo eedeeyay ciidamo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha cusub ee Gobolkaasi ay la wareegeen…
Dr. Xaarith Cabdulqaadir oo ka mida dhaqaatiirta Muqdisho ee laga helay cudurka Covid-19 ayaa sheegay in shaqaale caafimaad oo gaaraya 15…
Warbixin ay soo saartay caawa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in geerida 3 qof oo cudurka Covid-19 iyo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in 3 qof oo hor leh ay u dhinteen cudurka Covid-19, tiro…
Bandow habeennimo ayaa caawa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho, iyadoo loo soo rogay si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in tallaabo laga qaadayo Sheekh muran badan dhaliyey oo sheegay inuu daweyn karo Cudurka Coronavirus.
Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa loo dhaadhiciyey xabsiga…
Dadka sida cudurka Coronavirus ayaa goor dhoweyd gaaray 2 Milyan oo qof, sida ay shaacisay Jaamacadda Johns Hopkins ee dalka…
