Browsing: Somali
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay xariga weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo Madaxtooyada Soomaaliya ay dacwad kusoo…
Shiinaha ayaa si degdeg u bilaabay tijaabada laba tallaal oo loo sameeyay cudurka Coronavirus, iyado dalal badan ay dadaal ugu…
Wasiir Maareeye oo soo saaray Qoraal uu isaga difaacayo Weerarka uga socda Baraha Bulshada (Akhriso)
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa qoraal uu soo saaray si weyn isaga difaacay weerar culus oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay rasaas xalay ka dhacday Guriga uu ku xiran yahay Sheeh Mukhtaar Roobow…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Lacag ay dowladda Federaalka siineyso maamul Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir si ay ula…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu joojiyey dhaqaalihii ay dowladda Mareykanka siin jiray Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO.
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa xabsiga dhigtay abaanduule ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo lagu soo eedeeyay inuu ku lug…
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday hobolkii iyo fannaankii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.
Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday canshuur-dhaaf u sameeyay cuntada quutul daruuriga, xaaladda ka dhalatay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus awgiis.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi.
Warbaahinta Goobjoog ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay xariga tifaftiraheeda C/casiis Axmed Gurbiye oo maanta lagu xiray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay khadka Telefoonka wadahadal ku yeesheen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay xariga agaasime ku xigeenka Goobjoog weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ciidamada dowladda ay…
Haweeney 107 sano jir ah oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa ku guuleysatay inay ka bogsooto cudurka Coronavirus, waxaana loo…
Waxaa maanta barqadii Saldhigga Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho looga yeeray Weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan weriyeyaasha iyo…
Weriye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay xaqiijisay warbaahinta uu ka howlgalo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay xaafadda Fagax ee degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad sida deeq Qalab Caafimaad ayaa goor dhoweyd ka degtay Garoonka Diyaaradaha…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq Qalab caafimaad oo muhiim ah u diray dalka Itoobiya, iyadoo qeyb ka ah shixnado loogu…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa wasaarado ka tirsna xukuumadiisa iyo hay’adaha samafalka ee dalka ka howlgala ka codsaday inay gargaar…
