Browsing: Somali
Dowlada Turkiga ayaa deeq Qalab caafimad ah u dirtay dalka UK oo ka mida dalalka uu sida weyn u saameeyay…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya bandow la sheegay in lagu soo rogay magaalada Muqdisho, iyadoo aanay si rasmi ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida masaajidda magaalada aan maanta lagu tukan salaadii Jimcadda, iyadoo…
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa noqotay halka ugu badan dunida ee uu saameynta ku yeeshay cudurka Coronavirus, isagoo…
Dalka Ingiriiska ayaa maanta laga diiwaangeliyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura cudurka Coronavirus ugu geeriyoota dalkaasi, markii la shaaciyey…
Madaxda dalalka Afrika ayaa si weyn u difaacay Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo weerar uga yimid Madaxweynaha Mareykanka Donald…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin is-garabtaag ah u diray Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo la xanuunsanaya cudurka…
Qalabka lagu baaro cudurka Coronavirus ayaa loogu deeqay dowladda Soomaaliya iyadoo diyaarad ay leedhay hay’adda WFP shalay lagu keenay magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in dad badan oo Muqdisho ku nool ay la xanuunsanayaan…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa faafiyey farriin naxdn leh oo ka timid mid ka…
Kadib markii xalay lagu dhawaaqay inuu Muqdisho ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee gudaha dalka ku qaaday cudurka Coronavirus, waxay…
Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka…
1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Afar kiis oo cusub ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho laga helay, kadib baaritaan lagu sameeyay, sida laga soo xigtay…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa dhambaal mahadcelin ah u diray Dowladda Imaaraadka Carabta oo maanta Agab Caafimaad oo loogu…
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo…
War kasoo baxay wasaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey qaadashada casharradii…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay dalkaasi si looga hortago cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa amar ku bixiyay in Ciidamada dowladda ay Nolol ama geeri…
