Browsing: Somali
Tiradii ugu badneyd dunida oo dhan ayaa maalin qura cudurka Covid-19 ugu geeriyooday dalka Mareykanka, waxaana 24-kii ee ugu danbeeyay…
Waxa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dil aan noociisa muddooyinkan dambe ka dhicin caasimadda, kadib markii maleeshiyo beeleed ay toogasho…
Garoonka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, maamulka Somalilad waxaa saaka ka degtay diyaarad sida deeq Qalab caafimaad ah oo ay maamulkaasi…
Waxaa magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee, Abwaankii caanka ahaa Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudaydi), oo ku caan baxay Boqorkii…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in kiis cusub oo qor reer Muqdisho ah laga helay cudurka Covid-19 ee…
Dab xoog leh ayaa qabsaday Garaash ku yaalla Isgoyska mashquulka badan ee KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu iibiyo shidaalka…
Taliska ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqayntii 2-dii bishan April 2020 ka dhacday degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa faahfahin ka bixiyey duqeyn cusub oo shalay 6-dii April uu ka fuliyey…
Iyadoo dunida oo dhan la hardameyso cudurkii ugu xumaa oo saf mar ah muddo 100 sano ah soo mara, ayaa…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa hareyay fadeexad Musuqmaasuq ah oo keentay in la xiro Agaasimihii guud ee wasaaradda iyo…
Daawo loo adeegsan jiray ayaa la ogaaday inay wax weyn ka tarayso la tacaalidda cudurka Covid-19 oo fara ba’an ku…
Ra’iisal wasaarihii dalka Ingiriiska ayaa galay xaalad degdega oo caafimaad, iyadoo la sheegay inay xaaladiisa kasii dartay, xilli lala tacaalayey…
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta ka guddoomay urur Goboleedka IGAD deeq lacageed…
Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000…
Darawal Soomaali ah ayaa magaalada London ugu geeriyooday cudurka Covid-19 ee uu keeno coronavirus, wuxuuna ka mid noqday Soomaalida qurba-joogta…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey in saddex duqeyn oo cirka ah uu ka fuliyey Gobolka Sh/Hoose, iyadoo…
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Xaashi Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay ciidamo ka tirsan…
Dagaal beeleedyo aan hore loo arag oo dad badan lagu laayey ayaa ka socda Gobollo ka mida Koonfurta Soomaaliya, xilligan…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa joojisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya, xaaladda ka dhalatay cudurka Covid-19 awgeed.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa xog dheeraad ah ka bixisay kiis ka mida labadii kiis ee ugu danbeeyay ee magaalada…
