Browsing: Somali
Madaxtooyada Puntand ayaa shaacisay in Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu sameystay maalin uu Bil kasta dadka la hadli doono.
Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa xalay la dhigay Isbitaalka, kadib markii ay xaaladiisa kasii dartay, isagoo muddo 10 maalmood…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa loo soo galbiyey magaalada Dhuusamareeb, kadib safar dhinaca dhulka ah uga…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaysan madasha uu hoggaamiyo aqbali doonin, kana horjeedaan wax kasta oo…
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay maanta kusoo qaadeen…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamud ayaa shaaciyey in dad loo soo qabtay kiisas kufsi fool xun ah…
Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurka Covid-19, iyadoo markii…
Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da…
Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ah culimada ugu waaweyn e Alshabaab, laguna tilmaamo Sheekha ruuxiga ah ee Alshabaab ayaa ka…
Guddoonka labada aqal ee Baaralmaanka, loona magacaabay diyaarinta Xeerarka dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo dhowaan shaaciyey inay shaqadii hakyeen cudurka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, qeybta Puntland ayaa sheegaya inuu Qarax lala beegsaday mas’uul ka tirsan wasaaradda…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyey qofkii labaad oo ka mida shaqaalahooda in laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhaliyay qasaare dhimasho…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa war kasoo saaray xilliga uu dhici lahaa imtixaanka Dugsiyada Dhexe iyo Sare…
Tirada dadka qaba Coronavirus ee dalalka Afrika oo dhaafay 7000 Qof. (Akhriso 4-ta Dal e ugu darran)
Iyadoo u sii faafayo dunidoo dhan Cudurka Covid-19 ee uu sababo Coronavirusus ayaa Afrika oo ahayd qaarada ugu yar saameyntiisa,…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aanay aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka beeleed ee dadka…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ilaalada Senator Yuusuf Geelle Ugaas…
Sheekh Dr. Cali Mohamed Saalix oo ka mida Culimada waaweyn e Soomaalida ugu caansan ayaa dadka Soomaalida u soo diray…
Waxaa shalay magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aasay wiilkii Soomaaliga ahaa ee u geeriyooday cudurka Coronavirus, iyadoo aanay aaskiisa…
