Browsing: Somali
Mdasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxeynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud aaa War kasoo…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah in laga helay dalka, kadib natiijo kasoo baxday baaritaan…
Cudurka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa si weyn u galaaftay Soomaali fara badan oo ku nool qurbaha, siiba dalalka…
Daraasad cusub ayaa lagu sheegay in cudurka Covid-19 ee uu keeno jeermiska Corona uu ku faafi karo laguna kala qaadi…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa baaq naadir ah u diray ururka Alshabaab ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka iyo ciidamada…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo tifiaftirihii laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ka hadlay war kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka…
Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal…
Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira siyaasiyiin, saxafiyiin, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa taageero u muujiyey weriye…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay inay tallaabo sharci ah ka qaadeyso weriyaha…
Dadka uu haleelay cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dunida oo dhan gaaray in ka badan 1,000,000 (Hal Milyan)…
Guddiga Wadajirka ah ee labad aqal ee Baarlamaanka Federaalka u xil saaray diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo loogu talogalay in looga jawaabo xaaladda ka dhalatay cudurka Coronavirus,…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaal beeleed muddooyinkan ka socday duleedka magaalada Kismaayo.
Dowladda Sacuudiga ayaa shaki weyn geliyey xajkii sanadkan loo tegi lahaa dalkaasi, waxaana farriin loo diray dadkii doonayey inay sanadkaan…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa tacsi usoo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyey maxaabiis ku dhow 150 qof, taasoo qeyb ka ah ka hortagga…
Dadka Mareykanka ah ee qaaday Coronavirus oo kor u dhaafay 200,000 & 4000 oo u geeriyootay [Akhriso]
Dalka Mareykanka oo si xowli ah ugu fidayo cudurka Coronavirus ayaa noqday dalka ugu horeeya dunida ee dadkiisu sidaan cudurka…
Ra’iisul Wasaare xukuumadda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray coronavirus iyo cudurka COVID-19, isagoo shaaciyey inay sii xirnaan doonaan goobaha…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey cidda ka dambeysay rasaas galabta ka dhacday agagaarka Guriga uu…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed degdeg ah oo ku taariikheysan shalay 31 Maarso 2020, balse maanta soo…
