Browsing: Somali
mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ciidamada dowladda ku eedeeyay rasaas ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid – Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaarihii…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay lacag dhan 580 Milyan oo doolar weydiisatay…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey maxaabiis ku dhow 600 oo ku jiray xabsiyada maamulkaasi, kadib xaaladda…
Baarlamaanka labaad ee Maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaankaasi, kadib Doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingirisika ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xsaan Xuseen (Nuur…
Qeylo dhaan xoog leh ayaa kasoo yeertay markabka USS Theodore Roosevelt oo ah Markab weyn oo diyaaradaha xambaara, hubka Niyukliyeerka ahna…
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, markii ay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda la…
Naxdin ka dhalatay Wiil 13 sano jir Somali-British ah oo London ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Waxaa guud ahaan dalka Ingiriiska si weyn looga naxay geerida qofkii ugu da’ yaraa ee dalkaasi u geeriyooday cudurka Coronavirus…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hortageen qarax ay soo abaabuleen Alshabaab oo loola dan lahaa degaanka Jannaale xilli…
Dalalka ku bahoobay Naadiga Paris ee loo yaqaan (Paris Club) ayaa ku dhawaaqay inay Soomaaliya ka cafiyeen lacag dhan 1.4…
Guddiga Qaran ee Doorashada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii la wada sugayey ee dalka Itoobiya…
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus laga helay, kadib baaritaan lagu sameeyay dad looga…
Iyadoo in ka badan 180 Dal iyo degaan dunida oo dhan uu ku faafay cudurka Covid-19 ee uu keeno coronavirus…
War kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in muddo laba toddobaad ah loo dabaal tago xeeba Liido ee…
Qof ka mida dadkii la shaaciyey in laga helay Coronavirus oo haddana laga waayey. (Akhriso Qoraalka)
Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya oo ku socday Q/Midoobay iyo AMISOM qeybteeda caafimaadka ayaa lagu shaaciyey magacyada afar…
Iyadoo uu xowli ku socdo faafitaanka cudurka COVID-19 ayaa Mareykanka uu kaalinta hor uga jiraa dalalka uu sida weyn ugu…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey shan musharax oo isu soo taagay xilal guddoonka Baarlamaanka cusube ee…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa ku gacan seyray xil ka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle, kuna…
