Browsing: Somali
Wasiirka Arrimaa Dibedda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo goor dhoweyd khudbad ka jeediyey Shirkada Wadatashiga Puntland ee maanta ka…
Shirkii wada-tashiga Puntland ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo ay ka qeyb galayaan siyaasiyiin, odayaal, Isimo, qeybaha bulshada maamulkaasi oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay inay dalka yimaadaan dadka ka imaanaya afar dal oo cudurka Coronavirus uu si weyn u saameeyay.
Taliyaha ciidamada Booliska ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay ciidamo cusub oo ku biiraya Booliska Gaarka ah ee loo yaqaan…
Darawalkii labaad oo Mooto Bajaajle ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasoo noqonaya dilkii labaad muddo 24 saac ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyey in laga baaray cudurka Coronavirus, isla markaana uu sugayo natiijada baaritaanka oo xalay laga…
Iyadoo uu sii faafayo cudurka Coronavirus ayaa dalka Spain wuxuu noqday dalka labaad ee Yurub uu sida weyn ugu faafayo…
Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo fadhi yeeshay maanta ayaa isbedel ku sameeyay qodob ka mid ah Dastuurka Galmudug oo…
Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada Munaasabadda caleemo-saarka madaxweynaha Galmudug Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyey xilliga ay dhaceyso xafladda caleemo saarka Madaxweyne…
Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee Ururka 60aad ayaa laga wareejiyay amniga Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo lagu badalay ciidamo laga keenay Gobolka…
Waxa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa guurka cusub ee Ilhaan Cumar haweeneyda ka mida Koongareeska Mareykanka ee asalkeedu yahaya Soomaali…
Waxaa xafadda Sey Biyaano ee degmada Hodon magaalada Muqdisho lagu dilay darawal Mooto bajaaj, kadib markii nin dhar cad ah…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay xaalad degdeg oo caafimaad oo la geliyey dalka Mareykanka si loola…
Dowladda Kenya ayaa baajisay ilaa amar danbe shir saddex geesood ah oo la filayey inuu magaalada Nairobi ku dhex maro…
Wasiirada xukuumadda Somalia oo Garowe u tegay ka qeyb galka Shirka Wada-tashiga Puntland. (Sawirro)
Wafdi ka kooban Wasiiro iyo xildhibaanada labada ee ka soo jeeda labada Aqal ee Baarlamaaanka Federaalja Galabta gaaray magaalada Garowe,…
Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay tiradii ugu badneyd oo maalin qura u dhintay cudurka COVID-19 oo uu keeno Coronavirus.
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii sarkaal ciidan iyo laba ilaaladiisa ka mid ah ku dilay weerar gaadmo oo ay ku…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus laga helay magaalada Addis ababa.
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mahad Maxamed Islaam ayaa qarxiyey xog ku saabsan in Madaxweynaha…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
