Browsing: Somali
Taliska ciidamada Mareykanka iyo Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyntii labaad oo degaanka Jannaale laga fuliyey muddo 24 saac…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qof Soomaali ah oo saaka ay Garoonka Muqdisho keentay diyaaradda Ethopian Airlines,…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay inay amar kasoo baxay amiirka Alshabaab lagu dilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee Gobolka…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha degmada Baraawe oo dayactir lagu sameeyay.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inay is-raasaaseyn ka dhacday halkaasi, iyadoo uu iska hor imaad…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dunida oo dhan ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo kordhay…
Dab xoogl eh ayaa ka kacay saaka Kaalin Shidaal oo ku taalla degmada Hodon ee magaalada Mudqdisho, gaar ahaan kasoo…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa soo saaray amar ku socda madaxweynayaasha maamul Goboleedyada dalka, kaasoo looga dalbaday…
Maxkamada Derajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsanaa ciidamada xoogga…
Taliska Ciidamada Marrykanka ee AFRICOM iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa War-saxaafadeedyo kasoo saaray duqeyn cusub oo maanta ka dhacday degaanka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Albaabka laga galo dekadda weyn ee magaaladaasi.
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe kulan kula yeeshay ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduk ayaa farriin u diray shacabka dalkiisa, isagoo ka hadlay qaraxii lagu khaarijin lahaa saaka ee…
Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Hamdouk ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday Gaadiid uu la socday magaalada Khartoum, kaasoo loogu talogalay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Hamdouk.
Mas’uulka madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan howlgalka Jubbooyinka ayaa markii ugu horeysay tegay Gobolka Gedo, isago wadahadal la galay saraakiil ka…
Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ayaa cadaadis ku saaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya inay qaboojiyaan xiisadda ka dhex taagan; ayna bilaabaan…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa difaacay inuu guddoomiye ka noqdo Guddiga qabanqaabada xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Galmudug…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Cabdi Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddi qabanqaabiya xaflad loo sameynayo Caleemo-saarkiisa, kadib muddo bil…
