Browsing: Somali
Dalalka Beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa War caawa kasoo saaray xaaladda Gobolka Gedo, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa…
Madixii hore ee xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa soo saaray war-saxaafadeed xambaarsan xaalad cusub, kadib markii ay madaxda Ahlu…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa ka hor istaagay saaka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ka gudbaan Bar Koontarool…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Fred Matiangi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa ka hadlay geerida taliyihii ciidamada Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo la sheegay in lagu dilay…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xabsi 10 sano ah ku xukuntay Eedeysane Muuse Maxamed Axmed oo lagu helay inuu ka mid…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn cusub oo ka dhacday Duleedka Muqdisho ee degaanka Gendershe, Gobolka…
Warar is-khilaafsan ayaa kasoo baxaya nin maanta barqadii la sheegay inuu isku dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ee taageersanaa Axmed Madoobe inuu…
Warbaahinta Dowladdda Soomaaliya ayaa shaacisay in abaanduulihii Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo ka mida madaxda sare ee Alshabaab lagu diley duqeyn…
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u furtay Kacbada barakeysan ee magaalada Maka Almukarama. kadib markii ugu horeysay inta la ogyahay laga…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu wareejiyey nin Somali-Yemani ah Guri muddo 30 sano ah laga heystay, kadib markii dadkii…
Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo xiray Amiiradii ugu sareeyay Qoyska Boqortooyada.. (Adeerkiis oo ka mida)
Maamulaha rasmig ah ee boqortooyada Sacuudiga ahna dhaxal-sugaha Mohamed Bin Salman ayaa xabsiga dhigay saddex Amiir oo ka tirsan qoyska…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa markii ugu horeysay tan iyo intii uu xilka ka tegay dib…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulkiisa Jubbaland, isagoo khudbad…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa hadda khudbad ka jeedinaya furitaanka kalfadihiga labaad ee Baarlamaanka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.…
Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in dowladiisa ay Soomaaliya ka bixisay deyntii uu ku lahaa Bankiga HorumarintaA frika, taasoo…
Faarax Macalin oo u jawaabay Uhuru “Kenya waxay hubeyneysaa hoggaamiye kooxeed baxsad ah, haddana..”
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa jawaab culus u diray Madaxweynaha…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in laba Amiir oo ka mida Qoyska Aala-sacuud ee ka taliya Boqortooyada Sacuudiga…
