Browsing: Somali
Waxaa sii kordhaya dalalka uu ku faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, wuxuuna hadda gaaray 91 Dal sida…
Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku caleemo saartay Ugaas taageersan oo kasoo jeeda beesha Sheekhaal ee Jubbooyinka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika iyo dowladda Somalia ayaa shaaciyey inay duqeyn cirka ah oo ay wadajir u fuliyeen ay…
Su’aalo ka dhashay Telefoonkii ay ku wadahadleen Farmaajo & Uhuru Kenyatta (Kaalinta Mareykanka oo…)
24- saacadood kadib ma jiro wax jawaab ah ama xaqiijin ah oo ka soo baxay dowladda Kenya kadib markii Madaxtooyada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Nin is-miidaamiye ahaa uu goor dhoweyd isku qarxiyay xeydaabka safaaradda Mareykanka ee magaalada…
Bankiga Adduunka ayaa shaaciyey inay Soomaaliya iska nadiifisay lacagtii uu ku lahaa Bankigaasi ee deynta ahayd, ayna xaq u yeelaneyso…
Wararka laga helayo magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in dad magaalada, siiba qeybta saaran xuduudka Soomaaliya ay bilaabeen…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dhaqaale ay dowladda Soomaaliya ka heshay Bankiga Adduunka, isagoo xalay…
Madaxweynayaasha dalalka Ruushka iyo Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay heshiis xabbad joojin ah ka gaareen dagaalka ka socda Gobolka Idlib…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay ururka 4-aad ee ciidamada Kumaandooska Gorgor oo lagu tababarray Saldhigga ciidamada Turkiga ee magaalada…
Nin ka tirsan ururka Daacish oo fal dil ah ka fuliyey magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagabeeyay dacwadiisa, kadib markii…
Guddoomiyaha Mandhera, Kenya Cali Roba ayaa goor dhoweyd digniin culus kasoo saaray colaad ka qaraxda magaalooyinka Mandhera iyo Beledxawo ee…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay ku sugan Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa dadkeeda ka joojisay inay Cumro u tagaan Xaramka magaalada barakeysan ee Maka iyo Masjidka Nebiga ee…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxdii ugu danbeysay Ahlu suna ee ku sugneyd magaalada Dhuusamareeb ay gaareen…
Mashada Xisbiyada Qaran oo 5 maalmood shir uga socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ku heshiiyey inay ku midoobaan…
Howlgal ay ciidamada gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya qaadeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, kadib weerar…
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa ku wadahadlay khadka telefoonka, kadib xiisad soo kala…
Cudurka COVID-91 ee uu keeno Coronavirus ayaa laga digay inuu faraha baxay, iyadoo dagaalkii lagula jiray in lagu xakameeyo lagu…
Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku xadgudubtay xuduudka dalkooda iyo madax Bannaanideeda, kadib markii Isniintii 2-da Bishan ay…
