Browsing: Somali
Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa joojiyey ka qeyb galka shirarkii Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Wararka hadda laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay magaaladasi ka qaaday ciidamadii…
Ciidamada Amniga Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qabtay 8 qof oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay Al-shabaabnimo.
Kenya ayaa bilaabeysa wadahadal ku saabsan sidii ay ciidamadeeda qeybta ka ah AMISOM ugala bixi lahayd dalka Soomaaliya, taasoo qeyb…
Xog laga helay xildhibaannada W/Bari Kenya ee laga soo doorto Mandhera County oo lagu wargeliyey dowladda Soomaaliya ayaa shegeysa in…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dowladda Turkiga ugu baaqay inay dib uga fiirsato ciidamada ay u tababarreyso dowladda Soomaaliya.
Guddoomiyaha Mandheera Cali Roba ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay Mandheera ku heyso wasiir baxsad ah oo ka tirsan Maamulka…
Wararka laga haleyo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay qabteen nin watay…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Gobolka…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ayaa saaka degan, iyadoo saaka la sheegay inay ciidamada Kenya hoobiyeyaal ku rideen xaafado ka tirsan magaalada…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi kaariye “Qoorqoor” ayaasaxiixay miisaaniyadda maamulka Galmudug ee sanadkan 2020-ka kaddib markii ay shalay meelmariyeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda lagu khaarijiyey Ex. Kontrol Afgooye markii ay…
Kadib markii degmada Beledxaawo iyo gudaha Soomaaliya laga saaray ciidamadii Jubbaland ee taacsanaa Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Janan ayaa la…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa degan saaka, kadib dagaalkii shalay ka dhacay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay…
Mareykanka ayaa War kasoo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan…
Laba xildhibaan oo ka mida kuwii ugu caansanaa xisbiyada ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh…
Warbaahinta Kenya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka qortay dagaalkii maana ka dhacay Xuduudka Somalia iyo Kenya ee u dhaxeeya magaalooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool oo ay maamusho Somaliland ayaa sheegaya in inuu halkaasi ka dhacay qarax…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd joogsaday dagaalkii barqadii maanta ka qarxay magaaladaasi, kadib muddo 6…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay saldhigii ciidamada taabcsan C/rashadiid Janan ee duleedka magaalada Beledxaawo, iyadoo dagaalkiina lasoo afjaray markii…
