Browsing: Somali
Waxaa xaruntii Ahlu suna ee INJI, magaalada Dhuusamareeb howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gorgor kula wareegayaan Gaadiidkii iyo maleeshiyadii Alshabaab…
Madaxda Ahlu suna ayaa dadaal badan u galay inay ka baxaan xarunta INJI ee dagaalku ka dhacay, iyagoo dalbaday in…
Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saxaafadda la hadlay, kadib markii lasoo afjaray dagaalkii magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna caddeeyay inay u tanaasuleen shacabka,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xaalada ay hadda degan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo…
Waxaana weli magaalada Dhuusamareeb ka socda dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu suna, iyadoo warar kala duwan…
Wararka ayaa sheegaya hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaalada Dhuusamareeb uu hoos u dhacay, iyadoo markii…
Dowladda Turkiga ayaa xayiraadii ka qaaday qaxootiga ku sugan dalkeeda, kadib weerarkii duqeynta ahaa ee ciidamadeeda looga dilay 33 askari…
Waxaa weli dagaal ka socdaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo rasaas xoog leh ay dhaceyso, isla markaana ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo taageersan Ahlu suna ay dagaal ka bilaabeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, kaasoo dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee magaalada ku wada sugnaa,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay Ahlu suna inay weerar ku qaaday bar Koontrool oo u dhow…
Sheekh Maxamed Shaakir madaxweynaha Galmudug ee Ahu suna magacawday ayaa shaaciey inay ciidamada dowladda Soomalaiya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb…
In ka badan 33 askari ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay Gobolka Idlib ee dalka Syria, sida…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegeya in caawa rasaas laga maqlay magaalada, taasoo u dhaxeysay ciidamada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya ka dalbatay dowladda Kenya inay si degdeg ah u joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah madax…
Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku meel mariyey Hindise Sharciyeedyadii ugu fara badnaa ee…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerar argagixiso oo ka dhici kara Hotel ku yaalla…
Wararka laga helayo dalka Iran ayaa sheegaya in madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi laga helay cudurka Cronavirus.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ayaa gaaray heshiis ku saabsan khilaafkii ka taagnaa Doorashooyinka Somaliland iyadoo…
