Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal ciidamo ku dhex maray degaanka Xaaji Cali ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo qasaare dhimasho…
Wakaalada wararka Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in la joojiyey dadka dalkaasi u tegaya Cumrada iyo booqashada Masjidka Nebiga NNKH ilaa…
Alshabab oo iclaamisay Dagaal toos ah oo Dowladda Kenya looga xoreynayo Gobolka W/Bari ee Soomaalida
Xarakada Alshabaab ayaa iclaamisay dagaal toos ah oo ay ka bilowday Gobolka Soomaalida ee W/Bari Kenya.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo dhoweeyay warka kasoo yeeray Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF iyo Bankiga…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sii xoojiyey xayiraadda saaran xarunta Ahlu suna…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) ayaa farrii cod u dira dadka Soomaalida ee ku…
In ka badan 100 dal oo xubno ka ah Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ballan qaaday inay bixinayaan lacag…
Maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay degaanka Kadhada oo u dhow aagga Yube, Gobolka Sanaag,…
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada magaalada Bosoaso ku qaabilay Gabar 7 sano jir ah oo araga…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa ka hadlay duqeyntii ay ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe oo la sheegay…
Ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin ay uga cabanayaan canshuur lagu soo rogay iibka, iyagoo ku biiray ganacsatada…
Iyadoo uu dunida kusii faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dalka Koonfurta Kuuriya wuxuu noqday dalka labaad ee…
Beesha Caalamka ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan sharciga Doorashada iyo baaq ku socda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Milateriga Maraykanka ayaa shaciyey inuu duqeyn ku dilay sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo qorsheeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga Milateriga Mareykanka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay mashaariicda xariga laga jarayo ee lagu maamuusayo 60 Guurada xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya oo ku beegan…
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in Wasiir ku-xigeenkii Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran Mr. Iraj Harirchi laga helay cudurka…
Waxaa maanta dib loo furay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dayactir lagu sameeyay, kadib markii ay Alshabaab…
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa shaaciyey in Sharciga Doorasha Soomaaliya ee ay ansixiyeen labada…
Waxaa la shaaciyey inuu goor dhow geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak.
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay ciidamada dowladda Soomaaliya geysay Gobolka Gedo iyo abaabulka ciidan ee halkaasi ka…
