Browsing: Somali
Maxakamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday dhalinyaro loo heystay Dacwad ciqaabeed ku saabsan Burcadnimo hubeysan.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay xalay weerar ku qaadeen guddoomiye waaxeedyo ka tirsan degmada…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb diyaarad ku geeyay 19 sarkaal Boolis ah oo loo magacaabay xilalka talisyada Booliska…
Dabley ka tirisan Alshabaab ayaa weerar aan hor loo arag oo gaadmi ahaa ka fuliyey saldhig ay ciidmada AMISOM ee…
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Gaari oo la jiirsiiyey dad badan oo ku sugnaa magaalo…
Qaar ka mida mas’uuliyiin kasoo jeeda Beesha Gaaljecel oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu difaacay Dhagax Qaali…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah uga bilowday dalka India, iyadoo si weyn loogu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku wareejiyey qoyskii lahaa Guri muddo 30 sano ah laga heystay…
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa go’aan ka gaaray muran maalmahan ka taagnaa xilka ku-simaha xilka Madaxweynaha maamulkaasi…
Wararka laga helayo magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay gudaha xarunta weyn…
Khubarada caafimaadka ayaa ka digaya inuu faraha ka bixi karo cudurka COVIN-19 ee uu keeno Coronavirus, kadib markii uu ku…
Wararka laga helayo dalka Malaysia ayaa sheegaya in Ra’iisa wasaarihii dalkaasi Mahathir Mohamed uu xilka isla casilay.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mida siyaasiyiinta, odayaasha, xildhibaannada labada…
Shir wadatashiga Beelaha Muddulood oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, ayna ka qeyb galeen, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada…
Xaruntii labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo la bixin doono Baasaboorada.
Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu shaaciyey duqeyn cusub oo lagu qaaday xarun ay Alshabaab ku…
Halis cusub ayaa soo food saartay caalamka, kadib markii cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus uu bilaabay inuu ku faafo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaan u dhow degmada…
Dhagax la sheegay inuu qaali yahay oo laga helay degaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa u gacan galay ciidamada…
Qeybta Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay muuqaallada dagaalkii ay ku qaadeen saldhigga ciidanka dowladda ee degaanka Ceel saliini, agagaarka magaalada…
