Browsing: Somali
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal degayey xariyaraadii ay dhowaan waaxda maaliyadda ee dalka Maraykanka…
Maamulka cusub ee Galmudug ayaa dhibaato kala kulmay sidii uu u heli lahaa kharashkii ay dowladda Federaalka Soomaaliya siiso maamul…
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID oo shir ku lahaa magaalada Hargeysa ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah oo…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa degdeg ugu yeeray inuu dalka kusoo laabto safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ee dowladda Federaalka ayaa magacaabay tiradii ugu badneyd ee saraakiisha ciidamada Booliska degaanada Galmudug.
Laba xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay weerar qorsheysan oo shalay lagu qaaday…
Qaar ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa xiran maanta, iyadoo dad badan ay qasab ku noqatay inay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ganacsiga magaaladaasi u xiran yahay muran ka dhashay canshuur cusub oo Wasaaradda…
Qoraal kasoo baxay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa loogu yeeray inay si degdeg ah magaalada Muqdisho ku…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay qasaaraha weerarkii ay ku qaaday saldhigga ciidamada Dowladda Somaaliya ee Ceel-saniini, Gobolka Sh/Hoose, iyadoo sheegtay inay…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa la wareegay Koontaroolada lagu qaado canshuuraha ee magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, ahna weriye caan ah ayaa soo bandhigay baahida ay qabaan ciidamada dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalka Doorasho aadayo wixii ka bilowda caawa 21 Febraayo 2020.
Taliye ku-xigeenkii ciidamada Xoogga dalka Jen. Maxamed Cali Bariise oo Madaxtooyada Soomaaliya ay shaacisay inuu xilka ka qaaday Madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweyne Farmaajo oo 5 Bilood kadib xilkii ka xayuubiyey Taliye ku xigeenka ciidamada Xoogga Dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Cali Bariise,…
Maamulka G/Banaadir oo joojiyey Diiwaan gelinta Shirkadaha FOREX & Shirkadihii hore oo Go’aan laga..
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa joojiyey diiwaan gelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha…
Nin xag-jir ah oo u janjeera dhinaca midigta fog ee dalka Jarmalka ayaa toogasho ku dilay 10 qof, kadib markii…
Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday in Baasabooradda Diblomaasiga ay ka reebto madaxda Jubbaland ee maamulka Axmed Madoobe, kadib dagaal dhinacyo badan…
Shirkadda Diyaaradaha Jambojet ee laga leeyahay dalka Kenya oo ah shirkaddaha qiimaha hoose lagu raaco ee dalka Kenya ayaa shaacisay…
Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lasoo xiray, iyadoo ay xildhibaannada galeen fasax, waxaana kulankoodii ugu danbeeyay ee shalay…
