Browsing: Somali
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in mid ka mida raggii ku eedeysnaa kiiskii kufsiga iyo dilka Caa’isha Ilyaas Aadan…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Soomaaliya ayaa War kasoo saaray howlgal duqeyn cirka ah oo ka dhacay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarro is xigay oo Maleeshiyada Alshabaab maanta ku qaaday Gobolka Shabeellada Hoose.
Waxaa lasoo gabagabeeyay wejigii koowaad ee Baaritaan iyo Hubin Amni oo lagu sameynayo shaqaalaha Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kadib…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray dayactirka ka socda xarunta Xisbiga oo hadda kadib noqon doona Xarunta…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo la sheegay in…
Wararka laga helayo magaalad Hargeysa ayaa sheegaya in wafdi culus oo la socda dowladda Itoobiya uu maanta gaaray magaalada Hargeysa…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka saddex weerar ka fulisay Gobolka Sh/hoose, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya aya shaaciyeen inay shalay la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee Ceel-saniini iyo…
Madaxweyaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa kulamo kala gaara maanta la yeeshay Xoghayaha fulinta ee Ururka IGAD Workneh Gebeyehu oo markii…
Madaxweynaha Deni oo magacaabay Guddiga qabanqaabada shirweynaha aayo-talinta Puntland, una dhoofay…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shirka Wada-tashiga ee maamulka Puntland oo ka kooban 11 xubnood.
Ehallada haweeney u xiran inay dil u geysatay gabar yar oo shaqaale u ahayd ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii Ciidamada Booliska sladhigga degmada Wadajir C/baasid…
Maxkamadda Darjada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday Rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday Koontrool laaga ilaaliyo magalada, iyadoo uu dagaalkaasi socday mud…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad u jeedinaya labada Gole ee Guurtida iyo Golaha wakiilada maamulkaasi, iyadoo la wada…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox dabley ah oo hubeysan ay caawa magaalada Gaalkacyo ku dishay nabadoon…
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd soo bandhigay Khariirad (Map) aan hore loo arag oo dhulka Soomaalida…
