Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) uu gaaray magaalada Kismaayo.
Fanaanka Cabdi Dhaanto ayaa sheegay in kiiskii loo heystay la dhammeeyay, isla markaana ay gaartay maxkamad, kadibna lagu dhammeeyay cafis,…
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac Cabdullaahi Ceydiid ayaa iska fogeeyay eedeyn ay u jeediyeen qaar ka mida Dhaawacyadii Ex.…
Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su’aalo ka…
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Faarax Wehliye wuxuu isu sharxay xilka Madaxweynaha Galmudug, isagoo iska casilay…
Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaa looga dhawaaqay in Baarlamaan uu soo dhisay Madaxweynihii Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)…
Shaqaalaha Salaam Bank waxa ay tacsi u dirayaa Gudoomiyaha Salaam Bank Mudane Cumar Ali Jumcaale, oo hooyadiis Salaado Cabdulle Xalane…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh u daadgueysay degmada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo maanta ciidamo cusub diyaarado lagu geeyay…
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta inay beesha caalamka ku qanciso maamulka ay ka dhiseyso Galmudug oo xilligan soo gaaray…
Qaraxyo is-xigay ayaa saaka aroortii lagu burburiyey qaar ka mida Kaamerooyinkii ay Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA ku xirtay Wadooyinka…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay qalabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/Kairim Xuseen Guuleed ayaa fariin culus iyo digniin u diray madaxda Ahlu Suna, isagoo ugu baaqay…
Madaxii xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug, kadib shir ka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamaareeb ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ay mar kale dib…
Xildhibaanadii ugu badnaa ee Ahlu suna oo iska xaadiriyey kulankii maanta ee Baarlamaanka Galmudug..
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in tiradii ugu badneyd xildhibaannada ay soo xushay Ahlu suna ay dib ugu…
Ciidamada Xoogga dalka ayaa yeeshay Afhayeen ay toos ula xiriiri doonaan Warbaahinta, kaasoo u qaabilsan inuu ku hadlo codka Ciidamada…
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid oo la sheegay inuu baxsaday shalay ayaa sheegaya dowladda Soomaaliya ay…
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha 9 musharax ee u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne Ku xigeenka Galmudug, kuwaasoo si…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sheegay qoraal laga soo saaray xafiiskiisa inay ka walaacsan yihiin xaaladda murugsan ee…
Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay xaaladda Doorashada Galmudug, iyadoo walaac ka muujisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Galmudug, iyadoo…
