Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Maanta uu kulankii ugu horeeyay isugu imaan doono Baarlamaanka Cusub ee maamulka…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta tegay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, isagoo halkaasi kulan kula yeeshay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.04 January 8, 2020, kaasoo uu ku magacaabay Guddoomiyaha iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteriya muddadii u dhexaysay 10-ka ilaa 11-ka bisha Jannaayo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose.
War ay faafiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab ayaa lagu sheegay in howlgal yaab leh oo ay fuliyeen maleeshiyo ka tirsan Alshabab…
Alshabab oo burburisay xaruntii Shirkadda SafariCom ee degaan hoostaga magaalada Mandheera [Sawirro]
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xilli dambe weerar ku qaaday oo burburisay Xarun ay shirkadda Safaricom ku lahayd degaan ka…
Siyaasiga Soomaalida reer Kenya Faarax Macalin Dawaare oo hore u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi ayaa kashifay ujeedadda…
Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa cambaareeyay liisk xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Galmudug oo ay shalay…
Qoyska reer Aala-Saciid ee xukuma dalka Cumaan ayaa doortay Suldaan cusub oo dalkaasi xukumi doona kadib markii uu geeriyooday suldaankii…
Suldaankii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid ayaa lagu dhawaaqay inuu xalay geeriyooday, kadib muddo uu la xanuunsanayey cudurka Kansarka.
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus ku qaaday xalay saqdii dhexe kadib degaanka…
Dowladda Iiraan ayaa goor dhoweyd shaacisay in si khalad ah ay u soo riday diyaaradii rakaabka ahayd ee dalka Ukraine…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay kulan muddo dheer qaatay magaalada Asmara ku dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmuduf Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo dhoweeyay, hambalyana u diray xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, kuwaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya aya saaka ka degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, isagoo booqasho rasmi ku tegay dalkaasi.
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Gamudug ayaa goor dhoweyd shaacyey Liiska xildhibananada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay soo…
Puntland oo Qeylo-dhaan kasoo saartay Sharciga Bartoolka ee Laba Aqal Ansixiyeen… [Akhriso Qoraalka]
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qoraal qeylo-dhaan ah kasoo saaray Sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka…
Diyaaradii Ukraine International Airlines ee Arbacadii ku dhacday magaalada Tehran ee dalka Iiraan, kadib markii ay ka duushay Garoonka Imaam…
