Browsing: Somali
Waxaa baraha bulshada lagu baahiyey muuqaallada maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo saaka weerar ku qaaday saldhigga ciidamada Cirka Kenya iyo…
Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa fadhi uu maanta yeeshay uga dooday falkii ciidamada Mareykanka ku dileen taliyihii Ciidamada Qudus ee dalka…
Hoggaamiyaha Ururka Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyey uga hadlay xaallada ka dhalatay dilka Jeneraal Qaasim Suleymani oo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada C/Casiis oo muddo ka badan 5 bilood…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa soo saaray warkiisii ugu horeeyay ee weerar ay Alshabaab saaka aroorti ku qaadeen sladhiga…
Alshabaab ayaa si degdeg ah u baahisay muuqaaladii ugu horeeyay ee weerarka ay saaka aroortii ku qaaday saldhigga ciidamada Kenya…
Madaxda dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday hanjabaadyo kulul, kadib duqeyntii uu Mareykanku ku dilay taliyihii ciidamada Qudus ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya inuusan weli kala caddeyn xaaladda saldhigga saldhigga Magogoni ee ciidamada…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus oo qarax is-miidaamin ah ku…
Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa sheegaya in Gantaallo ay ku dhaceen agagaarka xarunta safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad iyo…
Wararka dunida waxaa hareeyay xiisada ka dhalatay tallaabadii uu Mareykanka qaaday ee uu magaalada Baqdaad ku dilay Jeneraalkii hoggaaminayey Ciidamada…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey 7 xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada…
Alshabaab ayaa degaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan meel fagaaro ah ku toogtay 3 nin oo ay ku eedeeyeen in ay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaatay go’aankii lagu dilay taliyihii ciidamada Qudus ee ilaalada Kacaanka Iiraan Jen. Qaasim Suleymani, iyadoo…
Xog dheeraad ah ayaa lag helay sababta keentay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Amed Ducaale Geelle (Xaaf) uu khilaaf…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa ku jira saacadihii ugu danbeeyay soo saarinta liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug.
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah lala beegsaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo dagaal la…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd saxaafadda la hadlay, isagoo sheegay in amarkii uu ku bixiyey in la dilo…
Taliyaha cusub ee Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan ee Qudus Gen. Ismacil Gha’ani oo lagu bedelay taliyihii hore ee Mareykanku saaka…
Golaha Amniga Qaran ee dalka Iiraan kulan degdeg ahaa oo ay lahaayeen soo gabagabeeyay, iyagoo ka arrinsaday jawaabta ay Iiraan…
