Browsing: Somali
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab ay howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ku dileen tiro badan oo ka…
Wararkii ugu danbeeyay kadib duqeyntii uu Mareykanka ku dilay hoggaamiyihii Guutalada Qudus ee ciidamada ilaalada Iiraan Jeneraal Qaasim Suleymani ayaa…
Gddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa aqbalay 20-ka Xildhibaan ee ugu horeeya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo ay soo…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa qaatay go’aankiisii ugu adkaa markii uu amray in duqeyn lagu dilo Jeneraalka hoggaamiya Guutada Qudus ee ilaalada…
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay inay duqeyn ku dishay Jeneraal Qaasim Suleymani oo hoggaaminaya Guuto ka mida ciidamada ilaalada kacaanka…
Alshabaab aya sheegtay weerar lagu qaasay Bas ay al socdeen dad Kenyaan oo ka yimid magaalada Mombasa kuna socday Lamu,…
Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey qaraar u ogolaanaya dowladda dalkaasi inay ciidamo u dirto dalka Libya, si ay u taageerti…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si weyn u cambaareeyay kooxda Alshabaab, isgoo sheegay in dadkii ay ka laayeen shacabka Soomaaliyeed…
Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed ayaa dib ugu celiyey wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya magacaabid iyo dallacaad uu sameeyay wasiirka Warfaafinta…
Bannanbax labaad oo rabshado wata ayaa kas ocda magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne careysan isugu soo baxeen isgoyska Ex. Kontrol…
Amniga caasimadda Muqdisho ayaa la adkeeyay, iyadoo la xiray wadooyinka muhiimka ah, iyadoo lagu wado inuu maanta dhaco bannaanbax uu…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed kasoo…
Khilaafkii ugu weynaa ee hortaagnaa xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug ayaa xal laga gaaray, kadib markii uu waanwaan ka galay…
Xog iyo Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay nin shalay ay maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada milateriga ee Soomaaliya ku…
Waxaa maanta magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland Maxkamad lagu soo taagay Odayaal iyo siyaasi caan ahaa oo dhowaan loo xiray…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay Hay’adaha Bisha Cas iyo Laanqeyrta Cas (ICRC &…
Haweenka lagu helay inay la shaqeeyaan Alshabaab waxaa ugu danbeysay Faadumo Xuseen Cali Caddaawe oo maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula yeeshay hoggaamiyaha guud ee Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax,…
Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa xilkii laga qaaday waqti yar kadib markii uu xilka dib ugu celiyey Taliyaha ciidamada…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, daqiiqado ka hor…
