Browsing: Somali
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in guutada 16aad ee kumaandoosta ciidamada Danab ay maanta howlgal ka fuliyeen degaano…
Alshabaab ayaa warbixin cusub kasoo saartay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye ee Sabtidii 28-ka bishan ay ku dhinteen dad fara badan…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in bannaanbax looga horjeedo Alshabaab uu ka dhici doono magaalada Muqdisho, iyadoo shacabka loogu yeeray…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku ridday 9 eedeysane oo lagu eedeeyay…
Bannaabaxayaashii careysnaa ayaa galay gudaha magaalada Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad,kadib markii ay ku qamaameen, ayna ku guuleysteen isku day…
Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalinta ugu danbeysa sanadka wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020-ka,…
Wararka laga helayo magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in dadweyne bannaanbaxayaal ah oo careysan ay ku qamaameen xarunta…
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya C/Qaasim Salaad Xasan ayaa si qiiro leh uga hadlay qaraxii Sabtidii 28-ka Disembar ka dhacay Ex.…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in amniga magaalada si weyn loo xoojiyey, kadib markii uu gaaray Ra’iisal…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay aad iyo aad uga xun yihiin qasaaraha nafta iyo maalka…
Alshabaab ayaa Wararka ayaa sheegaya kasoo saartay Qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee dhaliyey qasaaraha faraha badan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, isagoo wada dadaal lagu dardar gelinayo maamul u sameynta…
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loogu yeeray kulan wadajir ah oo ay maanta yeelanayhaan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maxaabiis ka tirsanaa Alshabaab oo xukunno hore loogu riday ay ka baxsadeen…
In ka badan 100 xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho, iyagoo u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo…
Waxaa garoonka magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada cirka Dalka Qatar oo siday gargaar dawo iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in qaraxii 28-kii bishan…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad iyo gurmad u soo diray magaalada…
