Browsing: Somali
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyey laba duqeyn oo ay ka fuliyeen Xarumo Alshbaab ku leeyihiin deegaanno ka tirsan…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay khadka taleefoonka kula soo xiriireen Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab…
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada ugu caansan Soomaalida ayaa farriin degdeg u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo u…
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex.Kontrol Afgooye iyo meydadka laba qof oo Turki…
Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta…
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid…
Diyaarad weyn oo milatari oo dhinaca caafimaadka ah, ayna la socdaan dhaqaatiir, qalab caafimaad iyo Dawo ayaa saaka soo gaartay…
Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad…
Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa shaaciyay qasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay dhaqaatiir iyo gargaar caafimaad usoo direyso magaalada Muqdisho si loo caawiyo dadka ku waxyeeloobay qaraxii…
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Maxamud Xasan “Bidey” ayaa ka hadlay Musiibadii Maanta ee Ex-Control Afgoye ee ay ku dhinteen…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi Qaran oo la sheegay inuu ka shaqeynayo isku dubba…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Sharciga Doorashada 2020/2021, kaasoo dood badan dhaliyey, kadib qodobbo ka mida la sheegay inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qaraxii qasaaraha badan dhaliyey ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dib u dhigay safar uu…
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay muwaadiniin Turki ah lagu dilay qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaanIsgoyska…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shaaciyey in qasaare weyn uu dhaliyey qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay…
