Browsing: Somali
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Koontarool Afgooye ay ku dhinteen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxii xoogga lahaa ee is-miidaaminta ahaa loola dan lahaa Injineero ajnabi ah…
Faahfaahin: Qarixii ka dhacay Ex-Kontrool Afgooye ee Magaalada Muqdisho & Muuqaalladii ugu horeeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Qarax aad u culus oo jugtiisa laga maqlay daafaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Muqdisho.
Dadkii lacagaha dhigtay shirkadaha Forex ee magaalada Muqdisho ayaa qaarkood bilaabay inay lacagahooda ka qaataan shirkadaasi, kadib dhacdooyin dhowr ah…
Shirar looga arrinsanayo Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka horyaalla ayaa caawa ka socda magaalad Muqdisho, iyadoo uu socdo qorshe looga hortegayo…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa shalay soo gabagabeysay kiiska koox ka tirsan Alshabaab oo qaabileysaneyd khaarijinta iyo…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa fuliaya qodob ka mida dalabkii ka yimid beesha caalamka ee ku saabsanaa in Sharciga doorashooyinka…
Kadib heshiis milateri oo dhex maray xukuumadda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya iyo dowladda Turkiga ayaa xukuumadda Liibiya ay ka…
Diyaarad rakaab oo siday dad gaaraya 100 ruux ayaa ku dhacday agagaarka Garoonka diyaaradaha Almaty International Airport ee dalka Kazakhstan.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada gaarka ah ee ilaalada Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi…
Odayaal ka tirsan mid ka mida beelaha Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciyada Maareynta Maaliyadda Guud iyo kan Shirkadaha Ganacsiga oo ay ansixiyeen xildhibaannada…
Falal Dilal oo kala duwan iyo rabshado ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kadib markii askari ka…
Faahaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tirsan ciidamada…
Eheledda Marxuum C/llaahi Faarax Maxamed (Xiirey) ayaa ka hadlay sida loo dilay iyo ciddii ka dambeysay dilka wiilkooda oo ka…
Kulankii labaad ee dhex maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaradka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)…
Odayaasha Beesha Qubeys oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka labaad…
Beesha Xeraale ayaa ka hor timid xildhibaanadii la siiyey kooxda Ahlu suna ee ay dhowaan soo magacawday, iyagoo ka biyo…
Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa joojiyay xaflad lagu taageeri lahaa xildhibaannada ay soo xuleen Ahlu suna ee…
