Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal Mooto Bajaaj lagu dilay Isgoyska Howlwadaag ee u dhow suuqa Bakaaraha,…
Ciidamada booliska dowlafda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay la wareegay inta badan xarumaha shirkadaha ka shaqeeya sarifka Online-ka ee…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta loogu yeeray kulan ay yeelanayaan oo ku saabsan u codeynta Hindise sharciyeed ay hore u…
Iyadoo uu ay maanta bilaabanyaan dabaaldegyada sanadka cusub ee miilaadiyadda 2020 oo maanta ku beegan tahay 25-ka Disembar ayaan halkan…
Ahlu suna ayaa ku gacan seyrtay shuruudaha loo dhigay xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay shalay soo saareen Guddiga…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya Koox hubeysan ay xalay magaaladaasi toogaso ku dishay wiil uu shalay Nabadoon Caanka…
Gaari ay Waxyaabaha Qarxa ku diyaarinayeen maleeshiyada Alshabaab oo Qarxay iyo Qasaare kasoo gaaray
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Gaari waxyaabaha qarxa lagu diyaarinayey uu ku qarxay maleeshiyadii Alshabaab ee howshaasi…
Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Galmudug inay soo buuxiyaan.
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar u tagay ka qeybgalka xaflad lagu soo xirayey ciyaarah ururka…
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Bankiyada Ganacsiga ku Amray inay xiraan xisaabaadka Shirkadaha FOREX
Bangiga Dhexe ee Soomalaiya ayaa amar ku bixiyey in Bankiyada Ganacsiga ee dalka ka jira ay xiraan dhammaan xisaabaadka uga…
Xiisad ku saabsan maamulka degmada Baardheere ayaa ka taagan magaaladaasi, iyadoo ay isku hayaan xubno cusub oo ay soo magacawday…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal Dil ah oo xalay ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey…
Xeer ilaaliyaha Sacuudiga ayaa shaaciyey in lasoo dhammeystiray baaritaankii falkii dilka ahaa ee lagu Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya.
Ahlu suna ayaa soo xushay 20-ka xildhibaan ee laga siiyey Baarlamaanka cusub ee Galmudug, kadib heshiis dhex maray dowladda Federaalka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo hayaan ah uu ku degay deegaanno ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen degaanka Goof-gaduud buurey ee duleedka magaalada…
Xogheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay dirtay farriimo iska horjeeda oo ku saabsan fadhigii la filayey inuu maanta yeesho Golaha…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa sheegay inuu ka howlgalay arrinta xariga Sheekh Mukhtaar Roobow oo dowladda Soomaaliya…
